NIRA Registrations Rise by 11% as Demand Grows in North Eastern State of Somalia
A member of staff processes national identity card applications at the NIRA office in Las Anod. Las Anod ( PP News Desk) — One year after the National Identification and Registration Authority of...
View ArticlePuntland oo dishay xubno ka tirsan Al-shabaab
Puntland ayaa sheegtay in ay dishay labo xubnood oo ka tirsan Al-shabaab, kuwaas oo miinooyin ku aasayay agagaarka deegaanka Galgala ee buuraleyda Calmadow ee gobolka Bari. Hadal qoraal ah oo ka soo...
View ArticleGaalkacyo: Cilimo xukun ka soo saartay wiil la isku haystay
Guddi culumo ah oo gacanta ku haysay kiis wiil la isku haystay ayaa ugu dambayn maanta xukun ramsi ka soo saaray dacwadaas oo maalmihii la soo dhaafay ka socotay magaalada Gaalkacyo. Guddiga culimada...
View ArticleGolaha Mustaqbalka oo baaq u diray madaxweyne Xasan Sheekh
Puntland, Jubaland iyo siyaasiyiinta mucaaradka ee Muqdisho ayaa ugu baaqay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud in uu joojiyo doorashooyinka halka dhinac ah, kuna soo laabto miiska wadahadalka. Waxay...
View ArticleSaacid oo la kulmay xubno ka agdhow Dowladda Federaalka
Ra’iisul Wasaare hore Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) oo ka tirsan Golaha Mustaqbalka ayaa maanta la kulmay Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo xildhibaan Aadan...
View ArticleTaliye Ibraahim oo kulan la qaatay ku-simaha safaaradda Maraykanka
Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliya Gen. Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa maanta kulan la qaatay Marwo Ruth Anne Stevens-Klitz, oo ah ku-simaha madaxa safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya. Kulanka...
View ArticlePuntland: El Nino oo saameysay Gaalkacyo
Puntland ayaa sheegtay in roobabka El Nino ay daadad ku soo rogeen magaalada Gaalkacyo, islamarkaana ay xiran yihiin goobaha muhiimka ah ee dadweynaha. Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka...
View ArticleSoomaaliya oo la wareegtay hanaanka tikidhada caalamiga ah ee IATA
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa si rasmi ah magaalada Muqdisho uga daahfuray hanaanka tikidhada caalamiga ah ee IATA, kaas oo Soomaaliya ay dib u hanatay 35...
View ArticleBaarlamaanka cusub ee Galmudug oo guddoon doortay
Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay guddoomiyaha baarlamaanka maamulka Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod oo ka mid ah cododka xildhibaannada oo ka kooban 89 xubnood. Sidoo kale...
View ArticleLaascaanood: Buuq iyo gacanqaad ka dhacay baarlamaanka Waqooyi Bari
Kulan ay maanta yeesheen xildhibaanada maamulka Waqooyi Bari ayaa waxa hareeyay buuq iyo gacanqaad kaddib markii xildhibaanada qaar ayaa diideen habraaca loo buuxiyay shantii xubnood ee u goosatay...
View ArticleRa’iisul Wasaare Xamse oo magacaabis sameeyay
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta wasiir cusub u magacaabay Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda, xilkaas oo bannaanaa muddo ah dhowr bilood....
View ArticleXal laga gaaray shaqaaqadii Qardho
Dowladda iyo waxgaradka ayaa xal ka gaaray shaqaaqadii todobaadkii hore ka dhacday magaalada Qardho, kaddib kulamo ay lahaayeen maalmihii la soo dhaafay. Taliye ku-xigeenka labaad ee booliska Puntland...
View ArticleSaadaasha roobka ee Puntland
Roobab xooggan iyo kuwa dhexdhexaad ah ayaa la saadaalinayaa in ay todobaadkan (17–24 Oktoobar 2026) ka da’aan deegaanno ka tirsan Puntland. Roobab xooggan oo gaari kara 50–100 mm ayaa la filayaa in...
View ArticleTaxanaha fashilaadda shirarka Nayroobi ka dhaca
Odayaasha Nayroobi ku shiraya way og yihiin in Boqor Burhaan oo keliya uu, wadatashi dheer kaddib, ku dhawaaqi karo shir dhaqameed u gaar ah Daarood. Boosaaso (Faallo) — Nayroobi waa caasimad ay...
View ArticlePuntland: Xasan in lala diriro oo dhiig daato ajar iyo xasanaad baa laga helayaa
Puntland ayaa ku baaqday in si wadajir ah loola diriro dowladda uu hoggaamiyo madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, taas oo ay ku eedeysay in ay waddo doorasho keeni karta khatar iyo in ay kala furayo...
View ArticleMaxaa looga hadlay kulankii isimada Daarood ee Nairobi?
Garaad Jaamac Garaad Cali ayaa ka hadlay kulan ay shalay magaalada Nairobi ee dalka Kenya ku yeesheen inta badan isimada dhaqanka beesha Daarood. Garaad jaamac ayaa sheegay in kulankaas looga hadlay...
View ArticleKoonfur Galbeed: Ciidamada Laftagareen oo la wareegay degmooyin hor leh
Ciidamo taabacsan madaxweynihii hore ee maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen ayaa maanta la wareegay degmada Bardaale ee gobolka Bay, xilli uusan jirin wax dagaal ah oo ka dhacay...
View ArticleMu’aamaradda ka dhanka Ilhan Omar oo sii fashilmaysa
Ilhan Omar oo laga soo doorto Minnesota. Washington (Wararka PP) Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa maanta aad u caraysnaa kaddib markuu ogaaday inay fashilantay mu’aamaradda uu la damacsan...
View ArticleWararkii ugu dambeeyay ee xiisadda Qardho
Ilaa saddex qof ayaa ku dhintay, ku dhawaad toban kalana waa ku dhaawacmeen iska hor-imaad iyo rabshado maanta galinkii dambe ka dhacay magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar. Dadka dhintay ayaa...
View ArticleXiisad ka taagan magaalada Qardho
Ilaa hal qof ayaa ku dhintay, saddex kalana waa ku dhaawacmeen magaalada Qardho, kaddib markii ay israsaaseyn dhexmartay ciidamada ammaanka iyo koox hubaysan. Dhacdadan ayaa sababay xaalad ka...
View Article