Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Deg deg :Alshabab oo sheegatay qaraxii maanta Muqdisho ka dhacay (Sawirro)

$
0
0

Muqdisho(pp) Kooxda islaamiyiinta ah ee dagaalka kala soo horjeeda dowladda Somalia ayaa sheegtay masuuliyadda qarax loo adeegsaday gaari oo maanta ka dhacay meel u dhow xarunta ciidanka Nabad-sugadda Muqdisho.

DSC02018

Barta ay ku lee yihiin Twitterka ayay kusoo qoreen qoraal kooban oo ay kooxdu ku sheegtay inay ula dan lahaayeen ciidan dowladda ka tirsan oo goobta qaraxu ka dhacay joogay.

Ciidanka dowladda Somalia ayaa wada baaritaan xoogan,wuxuna qaraxa imaanayaa xili ammaanka Muqdisho uu faraha kasii baxay asbuucyadii lasoo dhaafay.

DSC02029 DSC02033 DSC02035

Puntlandpost.com

Xafiiska Muqdisho


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>