Xukuumadda Puntland oo shir ugu yeertay dhammaan agaasimayaasha iyo...
Xukuumada Puntland ayaa shir degdeg ah ugu yeertay dhamaan agaasimayaasha guud, Agaasimayaasha waaxyaha iyo isuduwayaasha wasaaradaha ee gobolada Puntland 29-June-2025 oo ku beegan Axadda todobaadka...
View ArticleXukuumadda Deni oo beenisay in ay hor istaagtay mashaariicda ka xanniban...
Xukuumadda Puntland ayaa jawaab ma bixisay hadal ka soo yeeray xukuumadda federalka ah ee Soomaaliya oo quseeyey mashaariicda caalamku ugu deeqay Soomaaliya iyo diidmada Puntland. Wasiirka wasaaradda...
View ArticleSiciid Deni iyo Axmed Madoobe oo mowqifkooda la sugaya Shirka maanta ee Villa...
Madaxweynayasha Puntland iyo Jubaland oo lagu wado in ay warmurtiyeed ka soo saaraan kulamo siyaasadeed, oo ay Garoowe ku yeesheen ayaa saacado dib u dhigay shaacinta mowqifkooda. Tallaabadan ayaa...
View ArticleEx-gudoomiye Cabdirashiid Jibriil oo gobolka Sanaag ka bilaabay dhaq dhaqaaq...
Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Puntland, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa gobolka Sanaag ka bilaabay dhaq dhaqaaqyo siyaasadeed oo ka dhan ah xukuumadda madaxweyne Siciid Deni. Ex. Guddoomiye...
View ArticleVilla Somalia iyo siyaasiyiinta Mucaaridka ah oo maanta Shir ka yeeshay...
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarunta Madaxtooyada Villa Somalia ku qaabilay siyaasiyiinta Mucaaridka ah ee ku sugan magaalada Muqdisho. Labada dhinac...
View ArticleCalmiskaad: Ciidamada Puntland oo gacanta ku dhigay ceelka Shankaalooyin ee...
Wararka ka imaanaya buuraha Calmiskaad ee gobolka Bari ayaa sheegaya in saaka ciidamada difaaca Puntland si buuxda ula wareegeen ceelka Shankaalooyinka oo dhaca togga Baallade, halkaasi oo ay...
View ArticlePuntland: Guddoomiyihii degmada Carmo ee gobolka Bari oo xilkii iska casilay
Gudoomiyaha degmada Carmo Maxamed Cali Shire oo saaka ka hadlay fadhiga golaha deegaanka oo furmay ayaa shaaciyay in uu si rasmi ah isaga casilay xilka gudoomiyaha degmada Carmo. ” Waan ogahay guuxa...
View ArticleMadaxweynayaasha Puntland iyo Jubaland oo War-murtiyeed wadajir ah ka soo...
Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubaland oo war-murtiyeed ka soo saaray Shirkii uga socday magaalada Garoowe ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay wax ka beddelkii Villa Somalia ku samaysay dastuurkii KMG...
View ArticleThe Indispensable Unity of Somalia
President Hassan Sheikh Mohamud lays a wreath at the Dhagaxtuur Monument in Mogadishu earlier today. Garowe (PP Editorial) — On 26 June 1960, the flag of the Federal Republic of Somalia was raised in...
View ArticleMadaxweyne hore Farmaajo oo soo dhaweeyay Wada-hadalka u bilowday Villa...
Madaxweynihii hore ee dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyay War saxaafadeedkii ka soo baxay Madaxtooyada JFS, kaddib kulankii dhexmaray qaar kamid ah madaxda...
View Article