Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22954

Gaadiidka Xamuul ah oo ku xanniban Isgoyska Ex Control Afgooye

$
0
0

Waxaa maanta oo Jimce ah xiran isku socodka Gaadiidka isticmaala isgoyska Ex Control Afgooye oo muhiim u ah Gaadiiska isaga kala goosha Gobolada Banaadir iyo Shabeelaha Hoose.

Gaadiidleyda waxa ay ku doodayaan in ay bixiyeen canshuurta looga qaado Isgoyska Ex Control Afgooye isla markaana loo diiday in ay sii wataan safarkooda, maadaama badeeco kala duwan ay wataan.

Qaar kamid ah  dadka halkaasi ku sugan oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in Gawaarida Xamuulka ah ay u raran yihiin qaybo kamid ah Degaanada Koofur Galbeed iyo Jubbaland.

PUNTLAND POST

The post Gaadiidka Xamuul ah oo ku xanniban Isgoyska Ex Control Afgooye appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22954

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>