Waxaa saaka subaxnimadii hore magaalada Garoowe ka bilowday mudaharaad looga soo hor jeedo nidaamka 4.5 oo shalay Dowalada Soomaaliya iyo qayb ka mid ah maamul goboleedyada ku saxiixeen magaalada Muqdisho in lagu sooxulo Golaha wakiilada Dawlada Federalka ah.
Si lamid ah ayaa Mudahaaradkan loogu taageerayaa Mawqifka ay Dawlada Puntland ka qaadatay Go’aamadan kasoo baxay Muqdisho. Wararka kale ee ay Puntland Post ka helayso Gobalada Puntland ayaa sheegaaya in uu Guud ahaan ka socda Mudaharaad kan lamid ah.
Lasoco Sawirada iyo Faahfaahinta.
The post Mudaharaad Balaaran oo lagu diidan yahay 4.5 oo kasocda Garowe appeared first on Puntland Post.