Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22750

Puntland oo sheegtay inay isku tashan doonto haddii la dhaqan geliyo 4.5

$
0
0

Muqdisho-(Puntland Post)-Wasiirka wasaaradda deegaanka dowladda Puntland Dr;Cali Cabdillaahi Warsame ayaa sheegay inay Puntland leedahay dal ballaaran oo ay ka jirto dowladnimo buuxda iyo shacab daacad u ah danahooda taasoo ay tix-gelinayaan rabitaankooda.

Wasiirka oo u warramayay warbaahinat puntland isagoo ku sugan Muqdisho ayaa intaa raaciyay iney Puntland laf-dhabar u tahay Soomaaliya oo aan sinnaba looga maarmi karin,haddii ay dhacdi in laga tallaabsadana ay aayaheeda ka tashan doonto.

Dr;Cali C/laahi ayaa sheegay inayan Puntland la mid ahayn maamullada gacan ku rimiska ah salna u tahay nidaamka federaalka ah ee ay maanta Soomaaliya ku dhisan tahay,isagoo tilmaamay inaan lagu qasbi karin wax aysan raalli ka ahayn.

The post Puntland oo sheegtay inay isku tashan doonto haddii la dhaqan geliyo 4.5 appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22750

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>