Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22749

Qardho.Wasarada Amniga Puntland Oo markii Ugu Horaysay Xafiis ka Furatay Gobalka Karkaar,

$
0
0

Xafiiskan ay ka furatay wasarad Amaanka magaalad qardho ee xarunta gobalka karkaar aya ah xafiis ay ku shaqan doonto wasaradu waxana ka hawlgali doona isduwaha wasarad gobalka kar kaar Daani muuse geele oo aan hore wax xafiis ah kulahan magalada qardho ee xarunta gobalka kar kaar.

Munasabad lagu daah furayeye xafiiskan ayaa wax ka qabgalay maamulka gobalka iyo kan dagmada qardho iyo Masuuliyin kale.
Xafiiskan ayaa noqonaya kii ugu horayeye oo ay leedahay wasarada Amniga puntland kaas oo lag hirgaliyo Gobalka karkaar,
Hoos ka dhagayso.cod Masuuliyiintii ka hadalay munasabada

CABDIQANI BOOS

PUNTLAND POST

The post Qardho.Wasarada Amniga Puntland Oo markii Ugu Horaysay Xafiis ka Furatay Gobalka Karkaar, appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22749

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>