Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

GAALKACYO: PSU, oo faraceeda Labaad laga furay Gaalkacyo: (Video)

$
0
0

Gaalkacyo: (pp)- Jaamacada Puntland State University ayaa faraceeda Labaad laga furay magaalada Gaalkacyo ee xarrunta gobolka Mudug , iyadoo Xaflada furitaankaas lagu qabtay magaalada Gaalkacyo ayna ka soo qayb galeen masuuliyiin ka tirsan maamulka gobolka iyo Waxgadarka gobolka.

Daawo Video

Puntlandpost.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>