Quantcast
Channel: Puntland Post
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

GAALKACAYO: Kulan lagu taageeray Maamul u samaynta Jubbaland,lagagana soo...

Gaalkacayo: (pp)- Waxaa maanta Magaalada Gaalkacayo ee xarunta Gobalka Mudug ka dhacay kulan balaaran oo lagu taageeraayey maamul u samaynta degaanada Jubbaland, lagagana soo hrjeeday qaadista...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

NEWS YORK: Golaha Amaanka oo si KMG ah u qaaday Xayiraadii Hubka Soomaaliya.

New york: (pp)-  Golaha Amaanka ee qaramada midoobey ayaa si rasmi ah  goor dhawayd u meel mariyey qaraar  xayiraada hubka mudo Hal sano ah looga qaadaayo Dalka Soomaaliya, Sida ay ku dhawaaqday...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

CADAADO: R/Wasaare Saacid oo gaaray Degmada Cadaado ee Gobalka Galgaduud.

Cadaado: (pp)- Raisul Wasaaraha Dalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacad ayaa gaaray Degmada Cadaado ee Gobalka Galgaduud, Waxaana halkaas kusoo dhaweeyey dadweyne aad u tira badan oo kamid ah...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MUQDISHO: Madaxweynaha DF ee Soomaaliya Xasan Culusow oo soo dhaweeyay ka...

Muqdisho: (pp)- Madaxweynaha dowlada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu sida ugu wanaagsan usoo dhaweynayaa go’aanka Golaha Amaanka ee Qaramada midoobay eek u aadan ka qaadista...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qodobada Heshiiska Dowladda iyo Ahlusunna Waljamaaca oo dhameystiran (Warbixin)

Kadib markii uu safar shaqo ku yimid gobolka Galgaduud Ra’iisal Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu la socdo Guddoomiye kuxigeenka koowaad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

CADAADO: Maamulka Degmada Cadaado oo sheegay si rasmi ah inay uga mid noqdeen...

Cadaado: (pp)- Maamulka ka arimiya Degmada Cadaado ee Ximin iyo Xeeb ayaa si rasmi ah u shaaciyey inay ku biireen Dawlada Federalka ah ee Soomaaliya, Afhayeen u hadlay Maamulka Ximin iyo Xeeb oo lagu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

KISMAAYO: Col. Cabbaas iyo ciidamo u horkacayo oo ka soo dhaqaaqay Diif kuna...

 Kismaayo: (pp)-  Wararka nagaa sooraya Jubbooyinka ayaa sheegaya in Col. Cabbaas iyo ciidan 230 gaaraya oo ku hubeysan gadiid dagaal oo dhan 4, 5 gaari oo xamuul ah iyo gaari booyad ah ayaa shalay ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shiikhu Nasiib Badanaa !!! W/Q Abdisalaan F Gaas

Shiikhu Nasiib Badanaa !!! Shaqiguna Ayaan Daranaa !!! Shayaadiintu Shar Badanaa !!! Shacabkuna Il Daranaa !!! Qaybtii 1aad بسم الله الرحمن الرحيم الحمد لله رب العالمين، والعاقبة للمتقين، والصلاة...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madax-weyne Xasan“Hubeey…Federaal noocee ah?!” laakiin dadka qaar baa labo...

Shaki la’aan Xasan SHiikh Max’ud iyo kooxda la socota waxay u haystaaan ama talaabadaan cuna qabataynta hubka looga qaaday ay ku tilmaamayaan guul ay dowladda gaartay, sidii aan horayba libta ugu...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

KISMAAYO: Al-shabaab iyo Maleeshiyo uu watay Col. Cabaas oo isku biiray iyo...

Kismaayo: (pp)- Wararka naga soo gaaraya Deegaanka Beerxaani oo fariisin u ah Xoogaga Al-shabaab ayaa waxaa soo gaaray Ciidamo  maleeshiyo ah oo ka mid ahaa kuwii loogu talagalay inay xorreeyaan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

GAROOWE: Madaxweyne Faroole oo maanta xariga ka jaray wado laami ah oo loo...

Garoowe: (pp)- Waxaa maanta Magaalada Garoowe ee caasimada Dawlada Puntland si rasmi ah looga furay wado cusub oo laami ah looguna Magac daray Shiikh C/qaadir Nuur Faarax, wadadan ayaa waxaa si rasmi...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

BOOSAASO: Nadwo laga soo saaray Bayaan ka dhan ah Al-shabaab oo lagu soo...

Boosaaso: (pp)- Waxaa Magaalada Boosaaso lagu soo gabagabeeyey Nadwo mudo afar casho ah kaso cotay Magaalada Boosaaso oo ay ka qayb geleen culimada ugu caasan Dalka Soomaaliya, Nadwadan oo looga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

GAROOWE: R/Wasaare Saacid oo si balaaran loogu soo dhaweeyey Magaalada...

Garoowe: (pp)- Waxaa Magaalada Garoowe ee caasimada Dawlada Puntland si diiran loogu soo dhaweeyey wafti uu hogaaminaayey Raiisul wasaaraha Dawlada Federalka ah ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

NAIROBI: Uhuru Kenyatta oo noqday Madaxweynaha cusub ee Dalka Kenya.

Gudoomiyaha gudiga doorashada iyo xaduudaha dalka IEBC  Issack Hassan ayaa goordhow shaaciyay natiijada rasmiga ah ee doorashadii ay dadka Kenyanka ah codadkooda ku dhiibteen. Kenyatta oo noqday...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

BOOSAASO: Sarifkii Doolarka oo si aada hoos ugu dhacay Degaanada Puntland &...

Boosaaso: (pp)- Waxaa maanta Jahawareer galay suuq yada sarifka lacagaha qalaad ee Puntland gaar’ahaan Lacagta Doolarka ah kadib markii  si aan caadi ahayn uu  hoos ugu dhacay, Dadka reer Puntland ayaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

GAROOWE: W/Maaliyada Puntland oo ka digtey in lacagta Shilin Soomaaliga ah...

Garoowe: (pp)- Wasaarada Maaliyada Puntland ayaa maanta go’aan ay ku joojinayso in Lacagaha Shilin Soomaaliga ah loo qaado Koonfurta Soomaaliya kasoo soo saartay Magaalada Garoowe, Wasiir Ku-xigeenka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

GAALKACAYO: Duqa Magaalada Gaalkacayo oo ka hadlay Afduubyo ka dhacay...

Gaalkacayo: (pp)- Duqa Magaalada Gaalkacayo Axmed Cali Salaad ayaa ka hadlay dad reer Puntland oo mudo dheer afduub loogu haysto Koonfurta Magaalada Gaalkacayo iyo nin Shalay laga afduubtay Waqooyiga...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

GAROOWE: Wasiirka Maaliyada Puntland oo soo saaray wareegto uu ku dhaqan...

Wasaarada Maaliyada Dawlada Puntland ayaa soo saartay wareegto ay ku dhaqan galinayso xeer ay soo saareen Madaxweynaha iyo Baarlaamaanka oo lagu mamnuucay isticmaalka Bacaha iyo in la keeno Puntland,...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MAQAAL: Soomali may kala xaq baxdo.

Maqaal:- Waxaan akhristayaasha sharafta leh  u soo jeedin lahaa, waa ogayn oo dalkeennii Soomaaliya waa joogaa , inkasta oo dawladnimadii ciriiri gashay , haddana waxaad moodaa in wali la dadaalayo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

GAROOWE: Ra’iisul W. DF ee Soomaaliya Ayaa Khudbad Dheer Ka Jeediyey Golaha...

Garoowe: (pp)-  Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid iyo waftigii uu hogaaminayey oo maalintii labaad booqasho ku joogo maamul gobleedka Puntland ayaa...

View Article
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>