Garowe(pp) Goor dhawayd waxaa lagu dhawaaqay liiska magacyadda wasiiradda cusub ee dowladda Puntland,iyadoona si wayn loo sugayay tiradda wasiiradda iyo deegaanadda ay kasoo kala jeedaan.
Agaasimaha guud ee madaxtooyadda Puntland Mudane Deeq Saleebaan ayaa warbaahinta u akhriyay.
Halkan hoose ka dhagayso.
Puntlandpost.com
Xafiiska Garowe