Garowe(pp) Agaasimaha guud ee madaxtooyadda dowladda Puntland ayaa hadda warbaahinta u akhrinaya magacyadda wasiiradda cusub ee dowladda Puntland.
Cali Xaaji Warsame waxaa laga dhigay wasiirka waxbarashadda Puntland,Saadiq Eenow waxaa laga dhigay wasiirka Caafimaadka,wasiirka amniga waxaa laga dhigay Xasan Aloore waxaa laga dhigay wasiirka amniga Puntland.
Wali way socotaa akhrinta magacyadda wasiiradda cusub.tiradda wasiiradda waa 44.wasiir.
Goor dhow naga fisho magacyadda wasiiradda cusub.
Cali Cabdi Ducaale
Puntlandpost.com
Xafiiska Garowe