Waxaan halkaan uga tacsiyeynaynaa dhammaan reer Said Cabdi Faarax Garcade & Reer Faarax Garcade , annagoo uga tacsiyeynaynaa geeridii Ku timi Adeer Saciid Cabdi Garcade oo ku geeriyooday deegaanada Puntland, gaar ahaan magaalada Garoowe.
Marxuumka, waxaan illaahay uga baryeynaa inuu naxariistii Jano ka waraabiyo, eheladii iyo qaraabadii uu ka tegayna samir iyo Iimaan ka siiyo.
Waxaa Tacsidan diraya dadka kala ah:
Qoyska reer Saciid Aw Yuusuf , Maxamuud Maxamed Jaamac (MJ), Reer Cali Bootaan, Maxamed C/laahi Xuseen, Xuseen Baynax Barre iyo Xaaskiisa , Maamo Faadumo Xasan Cali C/karin Ciise Cali, Khadiijo Sheekh Maxamuud , Xaliimo Maxamuud Xasan (Waranweyne), Jaamac Faarax Cali, , C/risaaq Yuusuf Cali Xoosh, Maxamed Cabdi Cartan, Caydaruus Jaamac Faarax, Maxamed Axmed Faarax, Maxamed Cabdi Cartan, C/qaadir Maxamed Faarax.
Puntlandpost.com