Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Gabdhaha Ururka Sahal ee Dagan Uk, oo Somaliland ugu baaqay in ay ka baxaaan gobolada SSC (Video)

$
0
0

Gabdhaha Ururka Sahal ee Dagan Uk ayaa ugu baaqay Maleeshiyaadka Somaliland  in ay isaga baxaaan gobolada SSC , kuwaas oo ku sheegeen in  ay weeraro qaawan ku soo qaadeen Maleesjiyaad taageersan maamulka Somaliland.
Faaiso , Guddoomiyaha J. PuntlandBabdhaha kulanka isugu yimi ayaa goobtaas ka sheegay in deegaanadaas ay duulaan kusoo qaadeen kooxo sheeganaya maamul , haddana falal guracan  ay ka sameeynayaan deegaano ka tirsan SSC.

Daawo Video

Puntlandpost.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles