Quantcast
Channel: Puntland Post
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jaamacada Puntland State University of Science and Technology “Pust” oo...

Gaalkacyo (PP) Waxaa galabta kulan ka dhacay Jaamacada Puntland State  University of Science and Technology (Pust) looga hadlay wixii u qabsoomay iyo Waxyaabaha uqorshaysan waqtiga soo socda  Maamulka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka waxbarashada Puntland oo kormeeray Iskuulka Al-Waaxa ee Garowe...

Garowe(pp) Wasiirka wasaaradda waxbrashadda Dowladda Puntland Mudane Cali Xaaji Warsame & Wasiir ku xigeenkiisa Prof. Maxamed Cali Faarax ayaa kormeer ku tagay Iskoolka Al-waha. Ujeedada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ammaanka madaxtooyadda Puntland oo la adkeeyay ka dib weerarkii Villa Somalia...

Garowe(pp) Waxaa si wayn loo adkeeyay ammaanka madaxtooyadda dowladda Puntland ka dib markii maalinkii shalay kooxda Alshabab weerar ballaaran ku qaateey Villa Somalia ee Muqdisho. Ciidanka...

View Article

Sarkaal lagu dilay magalada Muqdisho (War-bixin)

Muqdisho(pp) Koox hubaysan ayaa maanta Muqdisho ku dishay Korneyl Cumar Jalaato oo ka tirsanaa Saraakiisha Militariga ee Dowladda Soomaaliya. Waxa lagu dilay meherad ku taala meelaha ay iska gallaan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

RW DF ee Somalia oo sheegay dagaal xoogan inay ku qaadayan Kooxda Alshabab

Muqdisho, February 22,2014—–Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta ka qeybgalay aaska Xoghayihii joogtada ee xafiiska Ra’iisul Wasaaraha...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gabdhaha Ururka Sahal ee Dagan Uk, oo Somaliland ugu baaqay in ay ka baxaaan...

Gabdhaha Ururka Sahal ee Dagan Uk ayaa ugu baaqay Maleeshiyaadka Somaliland  in ay isaga baxaaan gobolada SSC , kuwaas oo ku sheegeen in  ay weeraro qaawan ku soo qaadeen Maleesjiyaad taageersan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

RW oo shirgudoomiyay kulan adkaynta ammaanka Banaadir looga hadlayay (Sawirro)

Muqdisho(pp) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa galabta shir guddoomiyay kulan aan caadi aheyn oo ay yeesheen golaha Wasiirada, waxaana kulankan ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dowladda Talyaaniga oo nus malyuun EURO ugu deeqday Mamulka Jubba (Warbixin)

Addis ababa(pp) Dowladda Talyaaniga ayaa lacag gaaraysa nus malyuun euro waxay ugu deeqday mamulka KMG ah ee Jubba,taasoo qayb ka ah dhismaha iyo hormarina mamulka. Safiirka dowladda Talyaaniga u...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dowladda Cabdiwali Gaas oo laga taageeray Dalka Turkiga (Sawirro)

Istaanbul(PP) Munaasad ay soo qaban qaabiyeen ardayda wax ka barata dalka Turkiga ayaa lagu taageeray madaxweynaha Dowlada Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas) taasi oo ka dhacday magaalada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Culimadda,Ganacsatadda iyo madaxda Puntland oo kormeeray Buundada Sunijiif...

Garowe(pp) Guddiga loo xil saaray dhismaha buundada midigar oo ay dhowaan jabiyeen daadadkii kusoo rogmaday kana kooban Culimo,ganacsato,wasiiro ayaa maanta kormeer waxay kusoo sameeyeen halka ay...

View Article

Faah faahin:Gudoomiyaha D/Golgodob oo ka hadlay Dilkii Taliyaha Saldhiga ee...

Gaalkacyo(pp) Waxaa galabta degmada Goldogob oo ka tirsan Gobalka Mudug lagu dilay Taliyihii Saldhiga degmadaasi ,waxana dilay mid ka mid ah ilaaladiisa. Duqa degmada Goldogob  Cabdulaahi Siciid...

View Article

Puntland oo dhiiri galinaysa wax soo saarka beeraha (Dhagayso)

Garowe(pp) Wasiirka wasaaradda beeraha & waraabka dowladda Puntland Cabdi Ismaaciil Boos ayaa sheegay inay wadaan qorshe balaaran oo lagu hormarinayo beeraha iyo waraabka si ay meesha uga baxdo...

View Article

Wafdigii madaxwayne Gaas oo si diirran loogu soo dhaweeyay Jigjiga Dhagayso

Jigjiga(pp) Madaxwaynaha dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas) oo maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa magalada Addis ababa ayaa daqiiqado ka hor gaaray magalada Jigjiga. Wafdiga Dr.Gaas...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Switzerland oo Dowladda Somalia kala shaqayn doonta dib u dhiska wadanka

Muqdisho 25- Feb- 2014 – Madaxweynaha DFS  Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta waraaqihii aqoonsiga ka guddoomay safiirka cusub ee Switzerland Mr Domanic islamar-kaana Madaxweynaha soo gaarsiiyey fariin...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxwaynaha mamulka Jubba oo u socdaalay dalka Kenya (Warbixin)

Kismaayo(pp) Madaxwaynaha Mamulka KMG ah ee Jubba Axmed Madoobe ayaa maanta ka dhoofay magalada Kismaayo,wuxuna kusii jeedaa magalada Nayroobi ee dalk Kiinya. Safarka madaxwayne Madoobe ayaa la xariira...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

300 oo Arday oo Bosaso Loogu Soo Gaba Gabeeyay Tababar Dhanka Xirfadaha...

(Bosaso pp) Tababarkan oo ay iska kaashadeen hay’adaha Teerre Solidali , Dallada ABYAN iyo Arurka Hodman ayana kafaa’idaysatay 300 OO rday oo Badan kooda Haween Ahaa Ayaa Maanta Lagu Soo Gaba Gabeeyay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shirwayne waxbarashada Puntland dib loogu eegayo oo maanta ka furmay mgalada...

Garowe(pp) Shirwayne ballaaran oo dib loogu eegayo waxbarashada Puntland ayaa waxa uu maanta ka furmay hoolka shirarka Hay’adda PDRC waxana kasoo qayb galay dhinacyadda waxbarashadda saraakiil hay’addo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Cali Xaaji oo sheegay inuu furan yahay Sanduuqa hormarinta waxbarashada PL...

Garowe(pp) Wasiirka wasaarada waxbarashadda dowladda Puntland Cali Xaaji Warsame oo khudbad qiimo leh kasoo jeediyay shirwaynaha dib u eegista waxbarashada ayaa shaaciyay inay hadda bilaabeen Sanduuqa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:Wasaradda Caafimaadka PL oo si kulul loo eedeeyay (Sawirro&Cod)

Garowe(pp) Masuuliyiinta xarun caafimaad oo gaar loo lee yahay isla markasna ay xirtay wasaradda caafimaadka ayaa maanta ka hadlay arrintaasi waxayna eed kulul usoo jeediyeen madaxda wasaradda....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxwaynaha Puntland oo xarumo ku yaala Jigjiga booqday (Sawirro)

Arbaco 26 February, Jigjiga:-  Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta xarumo booqday magaalada Jigjiga oo uu ku joogay booqasho rasmi ah , waxana wehelinayay...

View Article
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live