Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22954

Lafta Gareen oo xaqiijiyay in ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya ay dileen ganacsade caana oo maanta Baydhabo lagu dilay

$
0
0
Sawirka ganacsadaha la dilay

Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xassan Maxamed (Lafta Gareen) ayaa xaqiijiyay in ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya ay dileen ganacsade caana oo lagu magacaabi jiray Cali Aadan Xuseen (Cali Marguus) oo maanta lagu dilay degaan hoostaga magaalada Baydhabo.

Halkaan hoose ka daawo shirka jaraa’id madaxweynaha

PUNTLAND POST

The post Lafta Gareen oo xaqiijiyay in ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya ay dileen ganacsade caana oo maanta Baydhabo lagu dilay appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22954

Trending Articles