Doorashooyinka Baarlamanka iyo Golayaasha Degaanka Somaliland oo markii...
Xubnaha Guddiga Doorashooyinka Somaliland Doorashooyinka Baarlamanka iyo Golayaasha Degaanka Somaliland ayaa markii lixaad dib u dhacday sida uu goor dhoweyd shaaciyay guddida doorashooyinka...
View ArticleWarbixin: Natiijada Imtixaanka 8-aadka Puntland oo faahfaahsan
Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee dowladda Puntland, ayaa Khamiista maanta shaacisay Natiijada Imtixaanka fasallada 8-aad ee dugsiyada dhexe ee Puntland. Wasiiru-dowlaha wasaaradda...
View ArticleAl-shabaab oo la wareegtay degaan ku yaalla gudaha kenya
Wararka ka imaanaya gobolka Waqooyi Bari Kenya, ayaa sheegaya in malayshiyaad ka tirsan Al-shabaab ay saacado kooban la wareegeen, degaan lagu magacaabo Haluuqa oo hoos yimaada magaalada Wajeer ee...
View ArticlePuntland oo xabsiga ka siidaysay wadaad mudda laba bilood ah u xirnaa
Wadaadka la sii daayay Sheikh Siciid Dowladda Puntland ayaa xabsi ku yaalla magaalada Boosaaso ka sii daysay wadaad kamid ahaa saddex nin oo ciidamada Amniga Puntland ay horraantii bishii June ee...
View ArticleArdaygii Kaalinta kowaad u galay Imtixaanka 8-aadka Puntland oo deeq...
Shucayb Xassan Cali Hay’adda Waddaniga ah ee Taddamun Social Society-TASS ayaa waxbarasho lacag la’aan ah ugu deeqday ardaygii kaalinta kowaad ka galay fasallada 8-aad ee dugsiyada dhexe ee Puntland....
View ArticleWasaarada Waxbarashada DF oo amar culus kusoo rogtay Iskuullada ku yaalla...
Muqdisho (PP) ─ Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Talciinta Sare ee Dowladda Federaalka Somalia ayaa amar culus kusoo rogtay dhammaan iskuullada dalka, iyadoo iskuulkii aan amarkan fulin loogu...
View ArticleUrurka IGAD oo shaaca ka rogay Mowqifkiisa ku aaddan doorashooyinka Jubbaland
Kismaayo (PP) ─ Mas’uuliyiin ka tirsan Ururka IGAD ayaa soo gunaanaday socdaal ay maalmihii lasoo dhaafay ku joogeen xarunta Jubbaland ee Kismaayo, iyagoo soo saaray warbixin ay kaga hadleen...
View ArticleLaba nin oo sheegay in ay ka been abuurteen musharrixiinta aan is...
Aweys iyo Maxamuud Maxamuud Cali Samow oo kamid ah dhalinyarada Jubbaland ayaa sheegay in ay ku been abuurteen musharaxiinta aan is diiwaan galinin kuwaas oo uu sheegay in uu internetka ku arkay...
View ArticleDowladda Federaalka Soomaaliya oo shuruud ku xirtay in ay aqbasho natiijada...
Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa shuruud ku xirtay in ay aqbasho natiijada ka soo baxda doorashada madaxtinimada dowlad goboleedka Jubaland War-saxaafadeed ka soo baxay, wasaaradda Arrimaha...
View ArticleMadaxweyne Farmaajo oo Garoonka Ciyaaraha Banaadir ugu magac daray Inj. Yariisow
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabullaahi Farmaajo, ayaa Jimcaha maanta ku dhawaaqay, in garoonka Ciyaaraha ee Banaadir loogu magac daray guddoomiyihii gobolka Banaadir ahaana...
View ArticleMadaxweyne Farmaajo oo ka badbaaday isku day dil
Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay in laba haween ah ay ku lug lahaayeen qaraxii 24-kii July ka dhacay guriga dawladda Hoose ee Muqdishu oo lagu dilay Duqii Muqdisho iyo siddeed qof oo kale. Dawladda...
View ArticleLafta Gareen oo xaqiijiyay in ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya ay dileen...
Sawirka ganacsadaha la dilay Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xassan Maxamed (Lafta Gareen) ayaa xaqiijiyay in ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya ay dileen...
View ArticleDowladda Puntland oo hakisay bixinta waraaqaha aqoonsiga Nabaddoonada
Dowladda Puntland ayaa shaacisay in ay hakisay bixinta waraaqaha aqoonsiga Nabaddoonimada ee ay siin jirtay odayaasha loo aqoonsanyahay Nabaddoonada sharciga ah ee beelaha. Qoraal ka soo baxay...
View ArticleMid kamid ah beelaha Puntland oo ku dhawaaqday hirgelinta xukunka Shareecada...
Sawirka: magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar Mid kamid ah beelaha Puntland oo shir uga socday tuulada GERI-HEL oo ka tirsan degmada Qardho ee gobolka Karkaar ayaa shirkaasi kaga dhawaaqday...
View ArticleMagaalada Dhuusamareeb oo laga cabsi qabo in dagaal ka qarxo
Ciidamada Culimaa’uddiinka Ahlu-sunna waljamaaca ee ku sugan magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud ayaa saaka la soo sheegaya in ay halkaasi ka wadaan dhaqdhaqaaqyo ciidan oo ay ku...
View ArticleMalaayiin Muslimiin ah oo Maanta Taagan Banka Carafo si ay u gutaan Acmaasha...
Maka (PP) ─ Malaayin Muslimiin ah oo ka kala yimid caalamka ayaa ku sugan maanga buurta CARAFO dusheeda, kuwaasoo gudana waajibaadka xajka ee sannadkan, waxaana sooman maanta inta baan muslimiinta...
View ArticleXaaladda Baydhabo oo kacsan iyo ciidamada DFS oo lagu amray inay si dhaqso ah...
Baydhabo (PP) ─ Xaaladda magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay ayaa maanta kacsan kaddib markii shalay ay ka dhaceen dilal kala duwan oo ay geysteen malleeshiyaad hubaysan, waxaana dadka la dilay ka mid...
View ArticleMas’uuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka oo safar dhulka ah ku tegay...
Guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa la kulmay maamulka degmada Awdheegle ee gobolkaasi oo uu kala hadlay la shaqeynta Ciidanka Kumandooska Xoogga dalka Soomaaliyeed ee Al-shabaab ka saaray...
View ArticleXisbiga Waddani ee Somaliland oo ku dhawaaqay wakhtiga uu qabsan doono...
Xisbiga Waddani ee Somaliland ayaa Sabtida maanta ku dhawaaqay wakhtiga uu qabsoomi doono shirka Golaha dhexe ee xisbigaasi iyo goobta lagu qaban doono. Guddoomiyaha Golaha dhexe ee Xisbiga mucaaradka...
View ArticleBooliiska gobolka Bari oo bandow gaadiid saaray magaalada Boosaaso
G/sare Xuseen Cali Maxamud Taliska qeybta Booliiska gobolka Bari ayaa ku amray shacabka magaalada Boosaaso in aan wax gaadiid ah la isticmaali karin laga bilaabo caawa 12:00am ilaa 10:00am ee berri oo...
View Article