Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22944

wasiir ka tirsan xukuumadda Federaalka oo Soomaaliya oo ballan-qaadyo u sameeyay shacabka Galdogob

$
0
0

Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xildh. Sadiiq Xirsi Warfa ayaa maanta boqollaal dadweyne ah salaadda Ciida kula dukaday magaalada Galdogob ee gobolka Mudug.

Wasiirka oo khudbad u jeediyay dad weynihii uu salaadda la tukaday ayaa ballan-qaadyo cusub u sameeyay bulshada degmada Galodob.

Hoos ka daawo khudbadda wasiirka iyo sawirada

PUNTLAND POST

The post wasiir ka tirsan xukuumadda Federaalka oo Soomaaliya oo ballan-qaadyo u sameeyay shacabka Galdogob appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22944

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>