Quantcast
Channel: Puntland Post
Browsing all 22940 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Mid kamid ah beelaha gobolka Nugaal oo go’aanno ka soo saartay shir uga...

Odoyaal iyo Culimo udiin maanta shir jaraa,iid ku qabtay GAROWE ayaa faahfaahin ka bixiyay go,aamo kasoo baxay Shir todobaad uga socdey mid ka mid ah beelaha Gobolka Nugaal magaalada Qarxis oo...

View Article


Madaxweyne Deni oo isagoo wardinaya shacabka ku hambalyeeyay Ciida-Carafo

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa shacabka ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciida-Adxaa. Hoos ka daawo hadalka madaxweynaha PUNTLAND POST The post Madaxweyne Deni oo isagoo...

View Article


Madaxweyne Farmaajo oo shacabka u diray hambalyo ku aaddan munaasabadda...

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay shacabka Soomaaliyeed munaasabadda barakaysan ee Ciidul Adxaa. Madaxweynaha ayaa tilmaamay mudnaanta...

View Article

Dowladda Puntland oo caddaysay mowqifkeeda ku aaddan beelo ku dhawaaqay...

Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Axmed karaash) oo saaka ka kadlayey fagaare lagu tukaday Salaadda Ciidda oo ku yaalla magaalada Garoowe ayaa caddeeyay mowqifka dowladda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Farmaajo oo salaadda Ciida Carafo ku oogay masjidka Shuhadada

Madaxweynaha dowladdaFederaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa salaadda Ciidda Carafo ku tukaday masjidka Shuhadada madaxtooyada Villa Somalia. Madaxweyne Farmaajo ayaa dhammaan shacabka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra’iisul wasaare Khayre oo kumanaan shacab ah Salaada Ciidda la tukaday

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta salaadda Ciidda kula dukaday masjidka Isbaheysiga Islaamka kumannaan ruux oo ka mid ah bulshada ku nool gobalka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Puntland oo Shacab weynaha Caasimadda Garoowe La oogey Salaadda...

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa shacabka weynaha caasimadda Garoowe kula oogey salaadda ciidul Adxaha, Gar ahaan Garoonka kubadda cagta Mire Awaare.Madaxweyne...

View Article

Guddoomiye Dhoobo oo sheegay in Adduunku la yaabbanyahay Soomaaliya

Guddoomiyaha Golaha Wakiilada dowladda Puntland Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobo) oo saaka hadal kooban oo ku aaddan munaasabadda Ciida-Adxaa jeediyay ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay...

View Article


Muxuu yahay durbaanka loo tumayo Maqaamka Muqdisho?

Ra’iisul Wasaarihii hore ee dowladdi KMG ahayd ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi oo wareysi gaar ah siinayey telefishinka SOMALI CABLE ayaa iftiimiyay arrimaha badan oo ku qarsoon durbaanka loo tumayo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Axmed Madoobe oo sheegay in dowladda Soomaaliya door laga siinayo...

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta Masuuliyiin iyo dadweyne kala duwan salaada ciidul Adxa kula tukaday Xarunta Madaxtooyada Jubbaland....

View Article

Sheikh Aadan Siiro oo sheegay in Muuse Biixi iyo qoyskiisu ay wax walba boobeen

Sheikh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheikh Aadan Siiro) oo saaka khudbad u jeediyay shacab Salaadda Ciidda ku tukaday magaalada Hargeysa ayaa si adag u cambaareeyay madaxweynaha Somaliland oo uu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

wasiir ka tirsan xukuumadda Federaalka oo Soomaaliya oo ballan-qaadyo u...

Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xildh. Sadiiq Xirsi Warfa ayaa maanta boqollaal dadweyne ah salaadda Ciida kula dukaday magaalada Galdogob ee...

View Article

Col. Caarre oo nabad la qaatay guddigii dhexdhexaadinta isaga iyo Muuse Biixi

Suldaan Axmed Cismaan (Cadda-gude) oo ahaa guddoomiyaha oday dhaqameedkii dhex dhexaadinayey xukuumadda Somaliland iyo Col Caarre ayaa sheegay in iyaga iyo Caarre ay heshiis gaareen uuna hadda horyaal...

View Article


Dad lagu laayay degaanka Ceel Afweyn ee gobolka Sanaag

Wararka ka imaanaya degmada Ceel Afweyn ee gobolka Sanaag ayaa sheegay in saaka halkaasi ay dad ku laayeen dableey hubaysan oo ka tirsan mid kamid ah beelo hore ugu dagaallamay degaanka. Dableeyda...

View Article

Howlgal deegaamo lagu qabsaday oo ka socda Shabeellaha Hoose.

Ciidamada milatariga ee dowladda Soomaaliya oo kaashanaya howlgalka nabad ilaalinta midowga Africa ee AMISOM ayaa waxa ay howlgallo ka dhan ah Alshabaab ka wadaan duleedka degmada Awdheegle ee gobolka...

View Article


Qarax ka dhacay magaalada Boosaaso

Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa sheegaya in goor dhoweyd halkaasi uu ka dhacay qarax miino oo nooca dhulka lagu aaso ah. Qaraxa ayaa lala eegtay gaari nooca raaxada...

View Article

Wasaaradda caddaladda Puntland oo ka digtey in xabsiyada lagu hayo maxbuus...

Wasaaradda caddaaladda iyo arrimaha diinta ee xukuumadda Puntland ayaa shaaca ka qaaday inaysan aqbali doonin in xabsiyada Puntland lagu hayo dad dhaafay waqtigii sharciga ahaa si ay caddaalad u...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Galmudug oo awaamiir ku soo rogtey shacabka kunool Koonfurta Galkacyo.

Wasaaradda aamniga dowlad goboleedka Galmudug ayaa war qoraal ah oo ay soo saartay waxa ay awaamiir dhanka ammaanka la xiriirta ku duldhigtay shacabka kunool gobolka Mudug gaar ahaan koonfurta...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo guddi u saaray shacab lagu laayey Baydhabo.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa guddi gaar ah u magacaabay baaritaanka dad shacab ah oo 9-kii bishaan lagu laayey magaalada Baydhabo....

View Article

Booliiska gobolka Bari oo gacanta ku dhigay askari nin ajnabiya ku dilay...

Taliska Booliiska gobolka Bari ayaa xaqiijiyay in gacanta lagu dhigay askari saaka magaalada Boosaaso ku dilay nin ajnabiya oo u dhashay waddanka Kenya kadib markii muran soo kala dhexgalay. Asakariga...

View Article
Browsing all 22940 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>