Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22948

Barlamaanka cusub ee dowlad goboleedka Jubbaland oo maanta la dhaariyey.

$
0
0

Xarunta shirarka Daawad ee magaalada Kismaayo ayaa maanta waxaa ka dhacday munaasabad ballaaran oo lagu dhaarinayey barlamaanka cusub ee dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland.

Gudigga Madaxa Banaan ee Xuduudaha iyo Doorashooyinka Jubbaland, Xildhibaanada Cusub, Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka, Odayaasha dhaqanka Iyo qaybaha kala duwan ee Bulshada ayaa ka qaybgalay munaasabadda dhaarinta barlamaanka cusub.

Sheekh Cabdi Yuusuf Cali oo ah xildhibaanka ugu da’ada weyn ayaa loo doortay inuu noqdo guddoomiyaha ku meel gaarka ah ee uu yeelanayo barlamaanka 2aad ee maamul goboleedka Jubbaland.

SAWIRRO

PUNTLANDPOST

The post Barlamaanka cusub ee dowlad goboleedka Jubbaland oo maanta la dhaariyey. appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22948

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>