Guddoonka gudiga doorashada Jubbaland oo isku khilaafay xubnaha barlamaanka...
Waxaa dibudhac kuyimid shaacinta magacyada xildhibaanada cusub ee barlamaanka maamul goboleedka Jubbaland oo balantu ahayd in lagu dhawaaqo maanta oo Isniin ah 12/08/2019. Shaacinta barlamaanka cusub...
View ArticleRag lagu tuhmayo Al-shabaab oo lagu qabtay degmada Badhan ee gobolka Sanaag
Ciidamada Amniga dowladda Puntland ayaa degmada Badhan ee gobolka Sanaag ku qabtay xubno lagu tuhmayo in ay ka tirsan yihiin malayshiyaadka Al-shabaab oo ku socday buuraleyda Galgala ee gobolka Bari...
View ArticleWararkii ugu dambeeyey ee hardanka doorashada Jubbaland
Magaalada Kismaayo ee xarunta kumeel gaarka ah ee Jubbaland ayaa waxaa laga dareemayaa diyaar garaw xoogan oo ku aadan doorashada madaxtinimada ee dowlad goboleedka Jubbaland. Madaxweynaha xilligaan...
View ArticleXilliga uu furmayo shirka dib u heshiisiinta ee lagu qabanyo Dhuusamareeb oo...
Dhuusa-mareeeb (PP) ─ Kulan ay magalada Dhuusa-mareeb ee caasimadda Galmudug ku yeesheen guddiga qaban-qaabada shirka dib-u-heshisiinta Galmudug ayaa waxay soo saareen hab-raac la xiriira qabsoomida...
View ArticleMusharraxiinta Jubbaland oo ku dhawaaqay inaysan aqoonsanayn xildhibaannada...
Kismaayo (PP) ─ Iyadoo guddiga madaxa-bannaan ee doorashooyinka Jubbaland ay xalay ku dhawaaqeen liiska xildhibaannada cusub ee golaha baarlamaanka Jubbaland oo ka kooban 73-xubnood, ayaa waxaa...
View ArticleMadaxweynaha Somaliland iyo wasiiro ka tirsan xukuumadda Soomaaliya oo ku...
Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi oo uu weheliyo wasiirkiisa Arrimaha gudaha Maxamed Kaahin Axmed iyo wasiiro ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa sawir ka soo wada-muuqday iyagoo...
View ArticleDowladda Koonfurta Kuuriya oo ciidamo dheeriya u soo diraysa Xeebaha Soomaaliya
Dowladda kuuriyada Koonfureed ayaa qorshaynaysa in ay 300 oo askari oo dheeriya u soo dirto Xeebaha Soomaaliya ee Gacanka Cadmeed sida laga soo xigtay wakaaladda Wararka dalkaasi ee Yonhap. Wakaaladda...
View ArticleTaliska ciidanka 21aad oo dagaal ka dhan ah Alshabaab kaga dhawaaqay...
Taliska iyo saraakiisha ciidamada Ahlusuna iyo Galmudug ee ku biiray taliska 21aad ayaa kulan ay ku yeesheen Dhuusamareeb kaga dhawaaqay dagaal ka dhan ah kooxda Alshabaab. Taliyaha ciidanka 21aad ee...
View ArticleBarlamaanka cusub ee dowlad goboleedka Jubbaland oo maanta la dhaariyey.
Xarunta shirarka Daawad ee magaalada Kismaayo ayaa maanta waxaa ka dhacday munaasabad ballaaran oo lagu dhaarinayey barlamaanka cusub ee dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland. Gudigga Madaxa...
View ArticlePuntland oo beenisey in ajaaniib lagu addoonsado xeebeheeda
Wasiirka kalluumaysiga iyo khayraadka badda dowladda Puntland Faarax Maxamuud Cawaash ayaa faahfaahin ka bixiyey shaqaale ajaaniib ah oo siyaabo kala duwan looga dhoofiyey Garoowe iyo Boosaaso. Wasiir...
View ArticleSomaliland oo shaacisay koror ku yimid dadkii ku dhintay weerarkii Ceel...
Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland Boos Mire Xukuumadda Somaliland ayaa shaacisay in ay korortay tirada dadka rayidka ah ee ku dhintay weerar ay shalay malayshiya-beeleed hubaysan ku...
View ArticleDowladda Puntland oo u hambalyeysay xildhibaannada cusub ee Jubaland
Xukuumadda Puntland ayaa hambalyeysay xildhibaannada cusub ee Baarlamanka Jubaland oo maanta lagu dhaariyay magaalada Kismaayo. War-saxaafadeed ka soo baxay madaxtooyada Puntland ayaa sidoo kale lagu...
View ArticleHay’adda Somali relief Network oo maalintii 3-aad oo xiriir ah Ulxiyadii u...
Hay’adda Somali relief Network ayaa maalintii 3-aad oo xiriir ah, waxa ay xoolo kamid ah Ulxiyadii ciidda Carrafo ka qaybibaysay, qaar kamid ah kaamamka dadka danyarta iyo barakacayaasha ah ee...
View ArticleErgooyinka ka qaybgelaya shirka dibu heshiisiinta Galmudug oo Dhuusamareeb ku...
Xarunta maamulka Galmudug ee Dhuusamareeb ayaa waxaa ilaa shalay gelinkii dambe ku sii qulqulaya ergooyinka ka qaybgeli doona shirka dibu heshiisiinta ee beelaha degan guud ahaan maamulka Galmudug....
View ArticleCiidamada DANAB oo ku wajahan fariisimada Alshabaab ee ka agdhaw Awdheegle.
Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee DANAB ayaa saaka dhaqdhaqaaqyo xoogan waxa ay ka wadaan deegaamo hoosyimaada degmada Awdheegle ee gobolka Shabeellaha hoose. Taliska ciidamada oo warbaahinta la...
View ArticleShirkadda Facebook oo bilowday inay dhegaysato codadka ay isu duubaan...
Shirkadda Facebook ayaa shaqaalaysiisey boqolaal qandaraas layaal ah si ay u dhegaystaan wada sheekaysiyada codka ah ee ay adeegsadeen macaamiisha shirkaddaasi sida ay werisey warbaahinta Maraykanku....
View ArticleAl-shabaab oo Weeraro ay ka fulisay Gudaha dalka Kenya ku dishay Laba Ruux oo...
Gaarisa (PP) ─ Ururka Al-shabaab ayaa weerarro ay ka fuliyeen gudaha dalka Kenya waxay ku dileen wiil iyo aabbihiis, sida ay ku sheegeen qoraal ay soo saareen, waxaana weerarkan uu qayb ka noqonayaa...
View ArticleWasiir Cawad oo ka warbixiyey kulankii ay Makka kula qaateen madaxweynaha...
Xukuumadda federalka ah ee Soomaaliya yaa faahfaahin ka bixisay kulan ay magaalada barakaysan ee Makka ku yeesheen madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo xubno katirsan golaha xukuumadda...
View ArticleSaldhig ciidanka dowladdu ku leeyihiin Awdheegle oo weerar lagu qaaday.
Wararkii ugu dambeeyey ee ay shabakadda Puntlandpost ka helayso deegaanka Awdheegle ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya in weerar qarax ismiidaamin ah loo adeegsadey uu ka dhacay saldhig...
View ArticleJadwalka doorashada guddoonka barlamaanka iyo madaxweynaha Jubbaland oo la...
War qoraal ah oo ka soo baxay gudiga doorashooyinka Jubbaland ayaa waxaa lagu sheegay in isbedel lagu sameeyey hab sami u socodka doorashooyinka Jubbaland iyadoona maalinimada Khamiista ah ay bilaabi...
View Article