Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22954

Maxaa ka jira in qaar kamid ah xujaydii Soomaaliyeed aysan xajka gudan sanadkan?

$
0
0

Maalmihii ugu dambeeyey waxaa soo baxayey warar sheegaya in qaar kamid ah muwaadiniintii Soomaaliyeed ee loo qaaday Xajku aysan helin fursad ay ku soo xajiyaan, kadib markii shirkadihii qaaday ay dayaceen.

Haddaba qaar kamid ah maamulayaasha shirkadaha duulimaadyada ee qaaday xujayda Soomaaliyeed ayaa beeniyey in xujayda qaarkooda aysan gudan waajibaadka Xajka waxaana ay sheegeen inuu ahaa sanadkii ugu fiicnaa xujayduna heleen adeegyo dheeraad ah.

DHEGAYSO

PUNTLANDPOST

The post Maxaa ka jira in qaar kamid ah xujaydii Soomaaliyeed aysan xajka gudan sanadkan? appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22954

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>