Quantcast
Channel: Puntland Post
Browsing all 22949 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Barlamaanka Puntland oo magacaabay 4 kamid ah guddiga madaxa banaan ee...

Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland ayaa magacaabay afar (4) xubnood oo ka mid noqonaya Guddiga doorashooyinka, kuwaas oo kala ah. 1. Guuleed Saalax Barre2. Jaamac Xirsi Faarax3. Xasfo Salaad...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Puntland oo magacaabay agaasime-waaxeedyo cusub

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa magacaabay saddex agaasime-waaxeed oo ka tirsan wasaaradda Arrimaha gudaha, Federaalka iyo Dimquraadiyaynta Puntland. Beexaani Axmed Barre...

View Article


Xukuumadda Muuse Biixi oo ku fashilantay xallinta dagaalada Ceel-afweyn...

Xukuumadihii kala duwanaa ee soo maray Somaliland ayaa ku guul daraystay in xal-waara laga gaaro dagaal beeleedyada soo laalaabtay ee gobolka Sanaag gaar ahaan Ceel-afweyn iyo Darar-weyne oo...

View Article

Wakiilka Qaramada Midoobay iyo wefdi uu hoggaaminayo oo ku wajahan Kismaayo

Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan dalka Soomaaliya James Swan iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa lagu wadaa in maanta ay tegaan magaalada Kismaayo ee xarunta KMG dowlad goboleedka Jubaland. Wefdiga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra’iisul wasaare Khayre oo cisbitalka ku booqday askartii ku dhaawacantay...

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa isbitaalka ku booqday askarta ka tirsan ciidanka xoogga dalka ee shalay ku dhaawacmay weerarkii argagaxisadu ku...

View Article


Maxaa ka jira in qaar kamid ah xujaydii Soomaaliyeed aysan xajka gudan sanadkan?

Maalmihii ugu dambeeyey waxaa soo baxayey warar sheegaya in qaar kamid ah muwaadiniintii Soomaaliyeed ee loo qaaday Xajku aysan helin fursad ay ku soo xajiyaan, kadib markii shirkadihii qaaday ay...

View Article

Kulamo ka socda magaalada Kismaayo iyo danjire James Swan oo gaarey.

Waxaa magaalada Kismaayo ee xarunta kumeel gaarka ah ee Jubbaland waxaa gaarey wakiilka xoghayaha guud ee qaramada Midoobey u qaabilsan arrimaha Soomaaliya James Swan iyo wafti uu hogaaminayo....

View Article

Madaxweynaha Puntland oo safarkii saddexaad ugu baxaya dalka debaddiisa

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa la filayaa in uu todobaadka soo socda safarkii saddexaad ugu baxo waddanka debaddiisa sida ay ogaatay warbaahinta Puntland Post. Socdaalka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Beesha Caalamka oo waafaqday in Arrimaha Doorashada looga dambeeyo Guddiga...

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi kasocday Beesha Caalamka oo uu hogaaminayay Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James...

View Article


Xagee ku dambeeyey khilaafkii Puntland iyo DFS xilli wasiiro ka socda...

Kadib markii uu xumaaday xiriirka u dhexeeya madaxda dowladda federalka ah ee Soomaaliya gaar ahaan golaha fulinta ayaa Puntland waxa ay hakad gelisey wadashaqaynta xukuumadda Soomaaliya. Iyadoo ay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Natiijada Imtixaanaadka Shahaadiga ah ee Somaliland oo la shaaciyay

Guddoomiyaha Xafiiska Imtixaannaadka Somaliland Xafiiska Imtixaannaadka Shahaadiga ah ee Somaliland ayaa Khamiista maanta shaaciyay natiijada imtixaanaadka Fasallada 8-aad ee dugsiyada dhexe iyo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dowlad degaanka Soomaalida oo laga xusay sannad-guurada 35-aad ee aas’aaskii...

Madaxweynaha dowladda degaanka Soomaalida Mustafe Muxumed cumar iyo madaxa xarunta dhaxe ee X.D.S Maxamed Shaale Isaaq ayaa maanta ka qayb-galay munaasabad lagu maamuusayay sannad-guuradii 35-aad ee...

View Article

Agaasimaha Madaxtooyada oo la kulmay Guddigga Shaqaalaha Rayidka Soomaaliya

Agaasimaha Madaxtooyada Soomaaliya Nuur Diiriye Xirsi (Fuursade) ayaa la qaatay Guddiga Qaran ee Shaqaalaha Rayidka kulan ku saabsan dardar gelinta Shaqooyinka dowladda iyo tayeynta shaqaalaha...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Denni oo awaamiir duldhigay golihiisa wasiirada & taliyayaasha...

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Maxamed ayaa awaamiir culus duldhigay saraakiisha ciidamada iyo golihiisa xukuumadda xilli uu shir guddoominayey shirkii todobaad laha ahaa ee golaha...

View Article

Ciidamada dowladda oo howlgallo ka wada Awdheegle iyo duleedka Tooratoorow.

Wararkii ugu dambeeyey ee Puntlandpost ay saaka ka helayso gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya in ciidamada dowladdu ay howlgallo xoogan ka wadaan deegaamo katirsan gobolkaasi. Ciidamadaan oo ka...

View Article


Liiska ergooyinkii shirka dibu heshiisiinta Galmudug oo la soo gudbiyey.

Guddiga dibu heshiisiinta maamulka Galmudug oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay inay soo gaareen liiska ergooyinka shirka dhowaan ka furmi doona magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud....

View Article

Dowladda Soomaaliya oo shaacisay inay haystaan caqabado dalka dibaddiisa kaga...

Xukuumadda federalka ah ee Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday inay dowladda xilligaan soo wajeheen caqabado caalami ah oo kaga imaanaya dalka dibaddiisa waxaana ay codsatay in shacabku gacan siiyaan....

View Article


Malayshiyaad badan oo Al-shabaab looga laayay Shabeellaha Hoose

Wararka ka imaanaya gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in xalay duqaymo iyo weeraro toos ah oo halkaasi ka dhacay lagu laayay maleeshiyaad ka tirsan ururka Al-shabaab. Saraakiil ka tirsan...

View Article

Booliiska Muqdisho oo toogtay dabley dilirabay masuul dowladeed

Taliye xigeenka Ciidamada Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye guuto Sakiya Xuseen ayaa sheegtay in ciidanka Booliiska degmada Hawlwadaag ee gobolka Banaadir ay toogasho ku dileen 4 xubnood oo ka tirsan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Safiirka Soomaaliya u magacawday India oo gaartay New Delhi

Safiirka cusub ee dowladda soomaaliya u magacawday dalka Hindia Ambassador Faaduma Cabdullaahi Insaaniya, ayaa gaartay magaalada New Delhi ee caasimada dalka Hindia, halkaas oo soo dhaweyn loogu...

View Article
Browsing all 22949 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>