Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22980

35 qof oo ku dhintay shil ka dhacay Sacuudiga

$
0
0

Soddon iyo shan qof ayaa dhintay kuwo kalena waay dhaawacmeen, kadib markii Bas ay la socdeen uu ku dhacay gaari kale oo kuwa culus ah meel u dhow magaalada Madiina, sida ay sheegtay maanta warbaahinta dowladda Sacuudiga.

Dadka shilkan ku dhintay ayaa 33 ka mid ah ahaayeen dad cumreysnayey oo ka kala yimi wadamo carbeed iyo kuwo Aasiyaan ah, sida ay sheegeen warbaahinta maxalliga ah ee dalka Sacuudiga.

Dowladda Sacuudiga ayaa sheegtay inay baarayso sababta shilkaan dhalisay.

PUNTLAND POST

The post 35 qof oo ku dhintay shil ka dhacay Sacuudiga appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22980

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>