Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22978

Guddoomiyaha barlamaanka Puntland oo ka hadlay safarka uu ku joogo Uganda

$
0
0

Guddoomiyaha Baarlamanka dowladda Puntland Cabdixakim Maxamed Axmed ayaa ka warbixiyey aqoon kororsi dalka Ugandha ugusoo dhamaaday xubno ka socday Baarlamaanada dowlad goboleedyada Puntland, Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed.

Guddoomiye Dhoobo ayaa sheegay in ay qaateen aqoon kororsi ku saabsan habka loo maamulo doodaha barlamaanka, wuxuuna sheegay inay wax badan ka faa’ideen hannaanka uu u shaqeeyo barlamaanka Uganda.

HLAKANA KA DAAWO


The post Guddoomiyaha barlamaanka Puntland oo ka hadlay safarka uu ku joogo Uganda appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22978

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>