Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Bosaso oo markii ugu horeysay laga furay shirkad ka shaqeyndoonto dayactirka iyo badbadinta gaadiidka(Sawiro)

$
0
0

(PP Bosaso )Mas’uuliyiinta katirsan dowladda Puntland oo kamid ahaayeen Xubno katirsan Golaha xukuumada , Maamulka Dagmada Bosaso , Gancsato iyo Odayaal dhaqameed ayaa maanta  ka qeyb galay   Magaalada Bosaso Ee Xarunta Dhaqaalaha Puntlanad Munaasabada  xariga looga jaraayay shirkad  Cusub oo ka shaqeyndoonto dayactirka iyo badbaada gaawarida (DBB)oo markii ugu horeysay laga hirgaliyay Magalaada Bosaso  Ee Xarunta Gobalka   Bari

Cabdi ladiif  Macalin Daahir

Cabdi ladiif Macalin Daahir

 

Maamulaha shirkadaan oo lagu magacaabo Cabdi ladiif  Macalin Daahir ayaa munaasabad lagu furayay shirkadaan ka sheegay inay shirkadooda  qabanayo hubinta  Gawaarida si loogu aamino nafsada bini aadamka iyo maalkaba ,  waxaan uu sheegay in ay muhiim tahay in lahubiyo sanadkii hal mar gaadiidka inta uu shilalka kakeena,Si looyareeyo shilalka

 

Wasiir ku xigeenka Wasaarada Maaliyada Dowlada Puntland  Axmed Yaasin Saalax iyo Wasiir ku xigeenka Wasaarada Xanaanada Xoolaha Dowalada Puntalnd  cabdi Wali Seed oo qayb ka ahaa Madaxdii ka qaybgashay Munaasabada furitaanka shirkadan Ayaa  ku tilaamay Shirkadan Wax tar faa’iido leh  oo ay horsed  katahay xukuumada uu hugaamiyo Pro. Gaas,   Waxaan Ay ugu baaqeen Dhaman Darawaliinta  In Ay yimaadaan Shirkadan oo iska hubiyaan gawaaridooda

 

 

 

IMG_4771

 

Wasiir ku xigeenka  Howlaha guud iyo gadiidka Dowlada Puntland Cabdi Raxmaan Yuusuf Faarx oo Xariga ka jaray shirkadaan cusub ayaa sheegay in Ay qayb katahay Wax yaabihii ay ku dhaarteen in mashaariicda caynkani oo kalaha la hormariyo , waxaan uu sigaar ah ugu mahadceliyaya ganacsatada isku xilsaartay keenista Shirkadan DBB

 

Waaa xaruntii labaa ee shirkadan DBB ay ka furata deegaanada puntland ,Waxaana October 1 ee sandka Ay kafuratay Xaruntii Ugu horayasay magaalada Garowe Ee Caasimada Dowlada Puntland

IMG_4716 IMG_4724 IMG_4725 IMG_4726 IMG_4728 IMG_4729 IMG_4730 IMG_4731 IMG_4732 IMG_4733 IMG_4734 IMG_4735 IMG_4736 IMG_4738 IMG_4739 IMG_4740 IMG_4745 IMG_4746 IMG_4751 IMG_4759 IMG_4766 IMG_4771 IMG_4772 IMG_4777 IMG_4778 IMG_4779 IMG_4782


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles