Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Faah faahin Dagaalkii Duleedka Saaxo ku dhexmaray malayshiyo Beeleed (Dhagayso)

$
0
0

Faah faahin ayaa kasoo baxaysa dagaal galabta ku dhexmaray duleedka degmada Saaxo malayshiyo beeleed kasoo kala jeeda Puntland iyo Galmudug waxana ay wararku sheegayaan in malayshiyada kasoo jeeda Gal mudug ay soo werartay degmada Saaxo

Gudoomiyaha Degmada Saaxo Nuur Faarax Maxamed oo  uwaramay Radio Garowe  ayaa sheegay  in dagaalku uu bilowday saaka labadii saac  Malayshidaya  kasoo jeeda gal mudugna ay soo weerartay degmada ayna iska hor imaad kala kulmeen shicibka Degmada iyo Ciidanka Puntland.

Khasaaraha dagaalku sababay ayuu sheegay in dhanka Puntland hal qof uu kaga dhintay dagaalka labo kalana ay kaga dhaawac maeen’ Galmudug ayuu sheegay in ay ka dileen labo qof waxaa uuna tilmaamay in ay jiraan dhaawacyo ay la carareen.

Nuur Faarax ayaa xusya in hada uu joogsamay dagaalkii ayna dagantahay xaalada degmadu’waxaa uu usoo jeediyay Galmudug in ay joojiso dagaalka oo lagu wada noolaado si nabad galyo ah.

 

Halkan ka Dhagayso codka gudoomiyaha.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>