Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Ganacsato Soomaaliyeed oo dhawaan Boob loogu gaystay dalka Koon fur Afrika oo dib ubilaabay Ganacsigoodii.

$
0
0

Ganacsato boob loogu gaystay dhawaan dalka koonfur Afrika gaar ahaan deegaan hoos taga Cape Town ayaa dib ubilaabay howshoodii ganacsi ‘ka dib markii ay wada hadleen Jaaliyada Soomaaliyeed ee dalkaasi iyo Booliiska oo laga wada hadlay in la adkeeyo amaanka goobaha ganacsi ee Sooomaalida ku nool dalkaas .11baxaaa

Meelaha hada Soomaalidu ay ganacsigoodii ka bilaabeen waxaa Kamid ah Deegaanka phillipi oo isagu ah meelaha inta badan Soomaalida dhaca loogu gaysto ‘ waxaana dadka jooga koon fur afrika ay PuntlandPost usheegeen in la arkayo goobo horay loo bililiqaystay oo hada furan waxaana ay intaa ku dareen in Soomaalidu ay feejigan tahay oo ay ka cabsanayso in la soo weeraro.

1baxaa

Dalka koon fur Afrika Waxaa in tabadan lagu dhibaateeyaa Ganacsato Soomaali ah kuwaas oo loogaysto Dil ‘Dhacyo iyo Boob.

3baxaa11baxaaa 1baxaa

 

Xasan Baashe

Puntlandpost.com
Puntlandpost.pp@gmail.com

 

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>