Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Caaqil Abshir Qaadi oo sidiiran loogu soodhaweeyay Dagmada xangalool(Sawiro)

$
0
0

Xingalool (pp)Dagmada xingalool ee gobalka sanaag oo  Martigalinyasa Shirwaynha  Wada tashiga  Ee  warsangali  ee guuleed 2-labo  Ayaa waxaa Afraiyo Ayaa saacadii ugu  danbey soogaaray Ergooyin  kaladuwan kaa uyimid ka qaybgalka Shirka oo Maalintii shalay uu si rasmi ah ufaray Suldaanka Guud Ee Warsangali suldaan Siciid Suldaan cabdisalaan
Ergooyinka  Sooogaray dagmada Ayaa Waxaa kamid Ah ergo  balaaran oo uu hugaaminaayay  Caaqil Abshir Qaadi  oo ah caaqilka guud ee warsangali  oo ka soo kicitimay dagmada Ceelaayo Ee Gobalka haylaan
Ergada balaaran ee hugaaminaayay Caaqilka waxaa Sidiiran ugu soodhaweeyay Dagmada xingalool qaybga kaladuwan ee Bulsha Dagmada  kuwaasi oo ugu hortay Afaafka hore laga soogala Dagmada
Caaqil Abshir Qaadi  iyo ergada Balaaran ee uu hugaaminaayay Ayaa Markii Ay soogaareen halkii Ay ku sugnaayeen Dadadwaynihii soodhawaynayay Ayaa wax ay si saf balaaran ugu gacan  qaadeen dadwaynihii Faraha Barnaa ee Soodhawaynayay

IMG_0106
Nabadoon Jaamac warsame Ciroowe (jafaal) oo Kamid  Wax garadka  Gobalka Sanaag oo lahaday warfidiyeenka  Ayaa ku soodhaweeyay ergadanDagmada Xingalool , waxaana uu tilmaam in uu ku faraxsanyihiin imaansha hooda xingalool
” Waaan   idin sodhwaynaanaa waana iidin salaanay , waxaanu xiisaynaynaa socodkii xiliga aad ku soobeeganteena waxbo idin madhaafin , markale waad mahdsntiin waana idin soodhawaynayna waana wada howlgalaynaa” Ayuu yiri  Nabadoon Jaamac wasame

IMG_0109

Caaqil Abshir Qaadi caaqilagka  guud ee warsangalin Ayaa dhankiisa  uga mahadceliyay Shacabka Dagmada Xingalool islamarkaasna  uu tilmaamay in uu maqasuud kayahay sida Diiran ee looga soodhaweeyay Asiga iyo Wafdiga uu hugaaminaayay Dagmada xingalool
”waxaan ka soo anan baxanay aniga iyo wafdigayda dagmada ceelaayo, Aad iyo Aad waxaan ugu faraxsahay  Sida naloosoodhaweeyay , waxaana aad ugu faraxsanahy oo aanu aad ugu hanwaynahay  Anagoo ka xun inta yar ee aanu dib uga dhacnay ” Ayuu yiri  Caaqil Abshir Qaadi

Caaqil Abshir Qaadi caaqilagka  guud ee warsangalin ayaa kamid ah ergooyinkii ugu danbeeyay ay ka qaybgalaysa shirwaynaha wada tashiga ah Ee warsangali Ee Guuleed 2-labo  oo Maalintii shay uu si rasmi ah  udaah furay Suldaanka Guud Ee Warsangali suldaan Siciid Suldaan cabdisalaan

IMG_0062 IMG_0063 IMG_0064 IMG_0065 IMG_0070 IMG_0069 IMG_0068 IMG_0067 IMG_0066 IMG_0071 IMG_0072 IMG_0074 IMG_0076 IMG_0087 IMG_0086 IMG_0088 IMG_0089 IMG_0090 IMG_0091 IMG_0092 IMG_0098 IMG_0100 IMG_0099 IMG_0097 IMG_0096 IMG_0102 IMG_0101 IMG_0103 IMG_0107 IMG_0104 IMG_0111 IMG_0118 IMG_0119 IMG_0116 IMG_0117 IMG_0122 IMG_0128 IMG_0127 IMG_0126 IMG_0124 IMG_0123 IMG_0120

puntland Post.com

cabdi Nasir Daacad

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles