Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Dood ku saabsan habka loo wajahayo doorashada 2016 iyo diid-mada 4.5

$
0
0

DoodWeli waxaa muran ka taagan yahay habka lagu salayno soo xulista Baarlamaanka cusub ee Soomaaliya, iyadoo nidaamka habka deegaanka iyo 4.5 ay yihiin labada la isku mari la yahay ilaa iyo hadda.

Siyaasiyiin kasoo jeeda Puntland isla markasna ka qayb galay doorashadii Puntland ee 2014 ayaa dood ka yeeshay doorashada 2016 iyo shirarka Muqdisho.

Dooda ayaa dhexmartay siyaasiyiinta kala ah Maxamed Cabdinuur Xirsi, Cabdiweli Maxamed Guray, Cabdiraxmaan Shiikh Maxamed Gablax iyo Cabdi Daahir Yuusuf kuwaasoo dhammaantood u toog haya marxalada siyaasadeed ee dalka.

Doodan waxaa baahisay Radio Garowe waxana daadihinaya Cabdiqani Cali Dalmar

Puntlandpost.com
Cali Cabdi Ducale


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>