Madaxwayne kuxigeenka Puntland oo Kormeeray Garoonka diyaaraha ee...
Boosaaso(pp)Madaxweyne ku xigeenka Dowladda Puntland Mudane Eng Cabdixakiin Xaaji Cabdulaahi Cumar Camey oo ay weheliyaan xubno ka tirsan golaha wasiirada puntland ,maamulka Gobalka Bari ,kan dagmada...
View ArticleWarbixin+Sawirro+Codad:- Madaxweynaha Dawladda Puntland oo madasha...
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta Dec,13, 2015 kaga qayb galay shirkii labaad ee Madasha wada tashiga heerka qaran ee looga hadlayey hannaanka geeddi socodka...
View ArticleTacsi: Madaxweynaha Dawladda Puntlandoo uga Tacsiyeeyey Madaxweyne kuxigeenka...
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa isagoo ku hadlaya magaca Golayaasha Dawladda Puntland uga tacsiyeeyey Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland Eng. Cabdixakiim...
View ArticlePDRC oo Gaalkacyo ku qabatay kulan ku saabsan ka hortaga ficilada hor-seedi...
Gaalkacyo(pp) Hay,ada Cilmi baarista Puntland ee PDRC ayaa Maanta Maagaalada Gaalkacyo ku Qabtay kulan looga hadlayey Xakamaynta Dejinta iyo Yaraynta, Ficillada Hurin kara Colaad Dib ugu so laabta...
View ArticleWasaradda waxbarashada Puntland oo 15-Haween ah Jaamacad Suudaan ah u dirtay...
Garowe(pp) Wasaradda waxbarashada iyo tacliinta sare Dowladda Puntland ayaa maanta xarunteeda magalada Garowe kulan sagootin ah ugu samaysay 15-haween ardey ah oo Jaamacad looga helay wadanka Suudaan....
View ArticleQorituurkii isku-aadka Horyaalka Yurub oo la soo gabogabeeyey
Kulankii ugu danbeeyey ee Arsenal iyo Barcelona ku dhex maray garoonka Emirates waxa uu ku dhammaaday Arsenal oo 2-1 kaga badisay Barcelona. © Arsenal Pics Qori-tuurka isku-aadka kooxaha u soo gudbay...
View ArticleDaladda PUNSAA oo Baaq u diraysa Madaxda Soomaaliyeed ee diidan in Doorashada...
“Inamada la doortiyo abbaan duulahoodow, Ummaddaan xilkeediyo ammaaneydin saarane, waa naga ogeysiis, haddii aad ilowdeen…” “Taariikhdu dadkay bartaa waxay doraad mareenee, taariikhdu dadkay bartaa...
View ArticleSoomaliya iyo Shiinaha oo xusaya markuu soo billowday xiriirkooda
Muqdisho-(PP)-War saxaafadeed manta laga soo saaray xafiiska wasaaradda arrimaha dibedda iyo dhiirri gelinta maal-gashiga Soomaaliya ayaa lagu sheegay iney dowladda federalka soo dhoweynayso...
View ArticleStatement to the People’s Republic of China on 55 Years of Bilateral Relations
The Federal Republic of Somalia is proud to celebrate 55 years of fruitful bilateral relations and partnership with the People’s Republic of China. Somalia and China share deep historic bonds and a...
View ArticleShaqaale ka tirsanaa qaramada midoobay oo lagu dilay Muqdisho
Muqdisho-(PP)-Waxaa maqribnimadii caawa lagu dilay magaalada Muqdisho gaar ahaan agagaarka waddada Maka Al-mukarrama Aamina Nuur Maxamed oo ka tirsanayd hay’adda qaramada midoobay u qaabbilsan...
View ArticleXaq ayay u lee dahay inay hesho addeeg-yada aasasiga ah ee nolasha
Naciimo Cabdi Aadan waa labo jir daryeel u baahan Garowe(pp) Waxaan aad uga naxay nolasha aadka u hoosaysa ee ay ku jirta Gabadhaasi yarta ah oo la yiraahdo Naciimo Cabdi Aadan, waa labo jir qoyskoodu...
View ArticleXildhibaan ku eedeeyay dowladda federaalka inay ka seexatay colaadda Beledweyne
Muqdisho-(PP)-Xildhibaan Cabdulqaadir Sh. Xanafi oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ee ka soo jeeda Shabeellada dhexe ayaa ugu baaqay beelaha ku dagaallamaya magaalada Beledweyne in ay...
View ArticleQalabkii lagu dhisi lahaa Airpost-ka Garowe oo Bosaso soo gaaray
Bosaso(pp) Dekada magalada Bosaso waxaa kusoo xirtay Markab sida qaar ka mida ah qalabkii lagu dhisi lahaa garoonka diyaaradaha caasumadda Puntland ee Garowe. Agabka oo laga soo dajiyay Markabka Idil...
View ArticleDuubabka dhaqanka ee Hiiraan oo nabad ugu baaqay beelaha ku dagaallamaya B/weyne
B/weyne-(PP)-Kulan deg-deg ah oo ay isugu yimmaaddeen Ugaasyada,Wabarrada,Salaaddiinta,iyo sama doonnada gobolka Hiiraan kana dhacay magaalada B/weyne ayaa laga soo saaray baaq nabadeed loo jeedinayo...
View ArticleXasan sheekh oo amray in deg-deg loo joojiyo dagaalka B/weyne
Muqdisho-(PP)- Madaxweynaha Soomaaliya, ahna Taliyaha guud ee iidammada qalabka Sida, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si kulul u cambaareeyay dagaal beeleedka ka socda magaalada Beled weyne ee gobolka...
View ArticleSaudi-Led Islamic Military Coalition Formed to FIght Terrorism
DUBAI-(PP)-United Arab Emirates — The Kingdom of Saudi Arabia has announced the formation of a 35-state Islamic military coalition to combat terrorism. The statements came after a cabinet meeting was...
View ArticleDood ku saabsan habka loo wajahayo doorashada 2016 iyo diid-mada 4.5
Weli waxaa muran ka taagan yahay habka lagu salayno soo xulista Baarlamaanka cusub ee Soomaaliya, iyadoo nidaamka habka deegaanka iyo 4.5 ay yihiin labada la isku mari la yahay ilaa iyo hadda....
View ArticleWafdi ka socda federaalka oo Beledweyne u tagay xallinta colaad beeleed...
Beledweyne (PP) — Wafdi heer wasiir ah oo ka socda xukuumadda Soomaaliya iyo Madaxweynaha mamulka Galmudug ayaa maanta gaaray magaalada Beledweyn ee Gobolka Hiiraan, si ay u xalliyaan xaaladda ka...
View ArticleMusaveni oo Afrika ugu baaqay iney xalliyaan muran dhuleedka Soomaaliya iyo...
Abu-dhabi-(PP)-Madaxweynaha dalka Yugandha Yuweri Musaveni ayaa u soo jeediyay ururka Midawga Africa inay soo fara geliyaan arrinta la xariirta muranka dhanka xaduudda ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo...
View ArticlePresident Yoweri Museveni has called on African leaders to respect borders in...
Abu-dhabi-(PP)-The President said this while meeting the Secretary General of Organisation of Islamic Cooperation, H.E Dr. Iyad Ameen Madani who called on him at his residency in the King Saud Palace,...
View Article