Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Cali Ducale oo muuqaal ka diyaarshey Airport-ka Bosaso

$
0
0

caliBosaso(pp) Wajiga labaad dhismaha garoonka diyaaradaha magaalada Bosaso ayaa la soo gaba-gabeeyay, iyadoona lagu wado todobaadyo ka dib in loo sameeyo munaasibad lagu furayo.

Wariye Cali Cabdi Ducale oo maanta booqday ayaa muuqaalkan kasoo diyaarshay, isagoona dhanka kale waraysi la yeeshay Maareeyaha garoonka Bashiir Muuse Cabdiraxmaan oo sheegay in wajiga koowaad soo dhamaaday.

Shirkada dhisaysa garoonka Bosaso oo la yiraahdo CCECC ayaa mudo bil ah dib ugu laabanaysa dalka Shiinaha waxaana lagu wadaa in la qorsheeyo dhismaha wajiga labaad ee garoonka.

Hoos ka daawo muuqaal kooban oo maanta la soo duubay.


Puntlandpost.com
Bosaso/Puntland

The post Cali Ducale oo muuqaal ka diyaarshey Airport-ka Bosaso appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles