Quantcast
Channel: Puntland Post
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live
↧

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Buug ka hadlaaya Taariikhda dalka Soomaaliya oo lagu soobandhigay Boosaaso

Boosaaso(pp)Munaasabad  lagu soo bandhigayey buuggan ka hadlaaya taariikhda dalka Soomaaliya, kuna qoran  luqadda Carabiga oo lagu qabtay  hotel Jubba ee magaalada Boosaaso ayaa waxaa ka soo qeyb galay...

View Article


Faah-faahin ka soo baxday qaraxii ka dhacay waddada Maka Al-Mukarrama

Muqdisho-(PP): Ugu yaraan Sadex qof oo rayid ah ayaa ku geeriyootay Toddoba kalena wey ku dhaawacmeen qarax gaari miineysan oo maanta ka dhacay waddada Maka Al-mukarama ee magaalada Muqdisho, sida uu...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jaamaacada Global Science University oo dood ku qabatay Gaalkacyo

Gaalkacyo(pp) Jaamaacada Global Science Univertsy ee Magaalada Gaalkacyo ayaa waxa ay qabatay Dood cilmiyeed ku saabsan Sababaha Keena & Saamaynta  uu yeesho Khilaafka Magaalada Gaalkacyo Dood...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dhismaha garoonka diyaaradaha Bosaso oo lasoo gaba-gabeeyay

Bosaso(pp) Wajiga koowaad dhismaha garoonka diyaaradaha magalada Bosaso ayaa lasoo gaba-gabeeyay maalinkii shalay, waxaana lagu wadaa todobaad-yada soo socda in la furo. Maareeyaha garoonka diyaaradaha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Cali Ducale oo muuqaal ka diyaarshey Airport-ka Bosaso

Bosaso(pp) Wajiga labaad dhismaha garoonka diyaaradaha magaalada Bosaso ayaa la soo gaba-gabeeyay, iyadoona lagu wado todobaadyo ka dib in loo sameeyo munaasibad lagu furayo. Wariye Cali Cabdi Ducale...

View Article


Xuseen Cirfo oo ka hadlay weerarkii lagu qaaday

Muqdisho-(PP)-Guddoomiyaha Gobolka Gal-gaduud ee dowladda Soomaaliya, Xuseen Cali Weheliye [Cirfo] oo dhaawac fudud uu kasoo gaaray rasaas ay gaari uu watay ku fureen kooxo hubeysan, kaddib qaraxii ka...

View Article

Garowe oo laga xusay asaaska Booliiska Soomaaliya

Garowe(PP): Magaalada Garowe ee Caasumadda Puntland waxaa maanta laga xusay Asaaska Ciidanka Booliiska Soomaaliya oo la asaasay maanta oo kale. Munaasabad lagu xusayey oo lagu qabtay xarunta Ha’yadda...

View Article

Wasiirka Amniga Puntland oo farriin u diray Booliiska

Garowe(PP): Wasiirka Amniga Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab oo maanta ka qayb galay xuska maalinta asaaska Ciidanka Booliiska Soomaaliya oo lagu qabtay munaasabad lagu xusayey PDRC Garowe, ayaa...

View Article


Xasan Shiikh: Askarigu waa inuu bartaa Qorista iyo Akhinta Afka Soomaaliga

Muqdisho(PP):Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeyb galay munaasabad lagu xusayo 72 guuradii ka oo wareegtay Aas aaska ciidanka Booliska...

View Article


Hiiraan oo loo magaabay guddoomiye cusub

Beled-weyne-(PP)-Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah ugu magacawday inuu noqdo guddoomiyaha cusub ee gobolka Hiiraan Yuusf Axmed Hagar (Daba-geed) Guddoomiyihii hore ee gobolka...

View Article

Kismaayo oo laga xusay maalinta Booliiska Soomaaliyeed

Kismaayo(PP):Magaalada Kismaayo ee xarunta Jubbaland waxaa laga xusay maalinta Ciidan booliiska Soomaaliya oo maanta ku beegnayd. Munaasabad lagu xusayey xuskaas waxaa ka qayb galay qaarkamida h...

View Article

Dowladda Soomaaliya iyo Al-shabaab ku dagaallamay nawaaxiga Jalalaqsi

Jalalaqsi-(PP)-Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya oo ay kaabayaan kuwa AMISOM ayaa maanta kula dagaallamay tuulada Ceel-muluq oo hoos tagta degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan. Guddoomiye ku xigeenka...

View Article

Caasimadda Hiiraan iyo Shabeellada dhexe oo laga dhigayo Buulo-burte

Muqdisho-(PP)-Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha ayaa lagu dhawaaqay in magaalada Jowhar ee xarunta Gobolka Shabeellaha Dhexe lagu qaban doono shirka maamul u sameynta gobollada Hiiraan iyo...

View Article


Bas ku qarxay bartamaha Nairobi

Nairobi-(PP)-Ugu yaraan 15 ruux ayaa ku dhaawacantay qarax galinkii dambe ee maanta ka dhex dhacay gaari Matatu ah oo marayay xaafadda Umoja ee magaalada Nairobi. Dadka halkaasi ku waxyeelloobay oo...

View Article

Bus exploded in Nairobi

Nairobi-(PP)-At least 15 passengers were Sunday evening injured when an explosive went off inside a matatu in Umoja area, Nairobi. The passengers were burnt and hit by flying objects after the blast...

View Article


Two dead, three injured as suspected Shabaab militants attack bus in Mandera

Mandera-Kenya-(PP)-Two people died while three others were injured Monday morning after a bus travelling from Nairobi to Mandera was attacked by suspected Al-Shabaab militants. The 7am attack happened...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ardayda Iskuulka Al-Waaxa oo ka qayb qaatay gurmadka Sowda Cabdi Adaan

Garowe(pp) Mamulka iyo ardayda dugsiga hoose dhexe iyo sare ee Al-waaxa Garowe ayaa ka qayb qaatay gurmadka loogu jiro sidii nolasheeda loo bad baadin lahaa Sowdo Cabdi Aadan oo ah lix jir ku xanuun...

View Article


Ururka Al-shabaab oo dad ku laayay nawaaxiga Mandheera Kenya

Mandheera-Kenya-(PP)-Laba qof ayaa ku geeriyootay saddex kalena wey ku dhaawacmeen ,markii kooxo hubeysan oo loo malaynayo inay ka tirsan yihiin Al-shabaa ay weerar ku qaadaeen gaari Bas ah oo maraayay...

View Article

Dableey toogatay nin u shaqaynayay dowladda

Muqdisho-(PP)-Koox k hubeysneyd Bistoolado ayaa xaafaadda Nasteexo degmada Wada-jir ee gobolka Banaadir waxay ku toogteen Allaha u naxariistee C/laahi Muumin oo ka tirsanaa saraakiisha Bankiga dhexe ee...

View Article

Haweenka Soomaaliya oo kaso horjeestay 4.5

Garowe(PP): Shir ay Haweenka Soomaaliyeed ku yeeshen magaalada Muqdisho ayey uga hadleen doorashada iyo doorka haweenka Siyaasadda Soomaaliya. Haweenka oo ka kala yimi gobolada Soomaaliya waxay...

View Article
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>