Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Shaqaale laga af-duubtay Bisha cas

$
0
0

Baar-dheere-(Puntland post)-Ururka Al-shabaab ayaa maanta Saddex qof oo tirsan hay’adda bisha cas ka af-duubtay degaanka tubaako ee duleedka koofureed degmada baardheere gobolka Gedo.

 
Cabdi wali cumar Garaar iyo Aadan Cabdi Maxamed oo ka tirsan saraakiisha hay’adda iyo darawlkoodii
Cali Faruur ayaa laga kaxaystay meel ku dhow tuulada ilbeeto oo ay ugu socdeen hawlo kormeer ah, halkaasoo ay ku nool yihiin danyar soomaaliyeed oo ay bisha cas dhinaca caafimaadka iyo nafaqada caruurta ka caawiso.

 

Maamulka degmada Baar-dheere iyo Hay’adda Bisha cas ayaanan weli ka hadlin Af-duubka loo geystay shaqaalaha sama falka,mana jirto sidoo kale wax war ah oo ka soo baxay dhinaca Al-shabaab.

 

The post Shaqaale laga af-duubtay Bisha cas appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>