Puntland Post oo ka duuleysa hadalkii madaxweynaha Puntland, Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, uu ka jeediyey madashii la xisaabtanka hay’adaha dowladda Puntland (2 Janaayo – 3 Janaayo 2016) ee ahaa “Cidda rasmiga ah ee leh qiimaynta wax qabadka hay’adaha dowladda waa dadweynaha ee ma ahan xukuumadda dhexdeeda.”
Haddaba ra’yigaaga ka dhiibo sida ay kula tahay adiga oo dooranaya mid ka mid ah 3-da halbeeg ee hoos ku xusan, kadibna riix batoonka CODEE. Xilliga ay codbixintu ku eg tahay waa 06/01/2016, 12:00 duhurnimo ee saacadda Geeska Afrika. Natiijada waxaan soo bandhigi doonaa 07/01/2016, 12:00 duhurnimo ee saacadda Geeska Afrika
The post Sidee ku qiimayn lahayd waxqabadkii hay’adaha dowladda Puntland sanadkii 2015? appeared first on Puntland Post.