Quantcast
Channel: Puntland Post
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live

Madaxweynaha Jubba-land oo dalka ku soo laabtay

Kismaayo-(Puntland post)-Madaxweyanah dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Kismaayo ,markii uu dhawaan safar shaqo ku tegey...

View Article


Taliye Cali gaab oo wacad ku maray in Muqdisho uu ka saari doono Al-shabaab

Muqdisho-(Puntland Post) – Taliyaha qaybta Booliska gobolka Banaadir Jeneraal Cali Xersi Barre “Cali Gaab” ayaa sheegay inayan dowladda iyo Al-Shabaab wada joogeyn magaalada Muqdisho, isaga oo ku...

View Article


Dowladda federaalka oo ka hadashay qaraxii The Village Muqdisho

Muqdisho–(Puntland post)–Wasiirka amniga qaranka Soomaaliya Cabdirisaaq Cumar Maxamed  ayaa ka hadlay qarax maanta ka dhacay maqaayad kaabiga ku haysa aqalka Hooyooyinka degmada Xamar weyne ee gobolka...

View Article

Jubbaland oo sheegtay inay bishan gudaheeda soo af-jarayso Al-shabaab

Kismaayo–(Puntland Post)– Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo maanta dib ugu laabtay magaalada Kismaayo ka dib safarro uu ku tegey magaalooyinka Nairobi iyo Addis Ababa ayaa wacad...

View Article

Al-shabaab oo soo saartay filim cusub oo farriimo xambaarsan

Muqdisho-(Puntland post)-Ururka Al-Shabaab ayaa soo saaray farriin muuqaal ah oo ay diiradda ku saarayso tacaddiyo ay sheegtay inay gaysanayso dowladda Mareykanka sida toogashooyinka booliska ay u...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ali Abdi Du’ale: the journalist who turned on the green page

Ali Abdi Dualle Primarily, my appreciation of the past 2015 would extend to all Puntland journalists for their enthusiasm and great contribution who served their time, financial and energy to turn on...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Islaan Bashiir oo tacsi ka diray geerida Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Khaliif

Islaan Bashiir Islaan Cabdulle Islaan Faarax Islaan Bashiir waxaa uu Ummada Soomaaliyeed uu uga tacsiyeeyay geerida ku timid Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble oo ku geeriyooday Magaalada...

View Article

Madaxweyne Xasan oo ka tacsiyeeyey geerida Ugaas Cabdiraxmaan

Muqdisho-(Puntlandpost)-Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa tacsi u diray qoyskii, eheladii iyo shacabka Soomaaliyeed ee uu ka baxay Allah u naxariistee...

View Article


RW Cumar Cabdirashiid oo ka tacsiyeeyey geerida Ugaas Cabdiraxmaan

Muqdisho-(Puntlanddpost)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke, isaga oo ku hadlaya magaciisa iyo magaca Xukuumada, waxa uu tacsi tiiraanyo leh u...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sidee ku qiimayn lahayd waxqabadkii hay’adaha dowladda Puntland sanadkii 2015?

Puntland Post oo ka duuleysa hadalkii madaxweynaha Puntland, Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, uu ka jeediyey madashii la xisaabtanka hay’adaha dowladda Puntland (2 Janaayo – 3 Janaayo 2016) ee ahaa...

View Article

Ciidamo ka tirsan dowladda oo ku dagaalamaya Baraawe

Baraawe-(Puntlandpost): Ciidamo ka tirsan dowladda Fadaraalka ayaa maanta uu dagaal ku dhexmaray degmada Baraawe ee gobolka Shabeelaha hoose,waxaana si rasmi ah loo ogayn waxyaabaha keenay dagaalka....

View Article

Ciidamada Kenya oo ku raad-jooga dabley weerar ka geysatay degaanka Lamu

Lamu-Kenya-(Puntland Post)-Ciidamada amaanka ee dalka Kenya ayaa baadi goob ugu jira dabley la rumeysanyahay in ay ka tirsanyihiin Al-shabab oo maalin ka hor weerar ka fuliyay degaanno ka tirsan...

View Article

Kenya Soldiers-hurt-as-gunmen-ambush-convoy-in-lamu

LAMU-Kenya-(Puntland post)- Gunmen ambushed a police convoy in Lamu, injuring security officials and setting a police truck on fire. There was a fierce gun battle at the scene preceded by an explosion....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra’iisul Wasaarayaashii hore ee Somalia oo Gaalkacyo soo gaaray

Gaalkacyo-(Puntlandpost) Ra’iisul Wasaarayaashii hore ee Soomaaliya Cabdiweli Shiikh Axmed, Cali Maxamed Geed iyo siyaasiyiin caan ah ayaa maanta kasoo degay gagida diyaaradaha magalada Gaalkacyo ee...

View Article

Cabdulqaadir Shariif oo ku guulaystay gudoomiyaha Baarlamaanka Koonfur galbeed

Baydhabo-(Puntlandpost)- Waxaa maaanta ka dhacay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay doorashada gudoomiyaha baarlamaanka ee maamulka Koonfur galbeed. Labada Musharax ee kala ahaa Xildhibaan...

View Article


Baraawe oo deggen dagaal qaraar ka dib

Baraawe-(Puntland Post)-Xaaladda magaalada Baraawe ee gobolka Shabeellada hoose ayaa deggen,ka dib dagaal qaraar oo halkaasi ku dhex maray laba garab oo ka wada tirsan ciidamada dowladda federaalka...

View Article

Ururka Al-shabaab oo la wareegay tuulada Warmaxan

Af-gooye-(Puntland Post)-Dagaalyahanno ka tirsan Al-Shabaab ayaa saaka waabarigii dagaal culus ku qaaday degaanka War-maxan oo u dhexeysa magaalooyinka Afgooye iyo Daafeed ee gobolka Shabeellada hoose,...

View Article


Masar oo Soomaali badan ka soo tarxiishay dalkeeda

Cairo-(Puntland Post)-Dowladda Masar ayaa dalkeeda ka soo musaafurisay in ka badan 60 qof oo Soomaali ah, kuwaas oo la sheegay inay ahaayeen tahriibayaal si sharci darro ah dalka ku joogay kagana sii...

View Article

Al-shabaab-split-a-dilemma-for-kenya-s-security-forces

NAIROBI-(Puntland Post)- News that the Al Shabaab has split into competing factions is good and bad news for Kenya in its efforts to combat terrorism in the New Year. Recently, the terror group split –...

View Article

Garissa university reopens after massacre that left 147 dead

Gaarrisa-(Puntland Post)-Garissa University College is set for reopening on Monday, nine months after al Shabaab killed 147 people in a siege that lasted hours. Of those massacred in the April 2...

View Article
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>