Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Degmada Godob-Jiraan oo laga Dhagax-Dhigay Dhismaha Machadka Islaamiga ah ee Islaan Maxamed

$
0
0

Xarun weyn oo lagu baran doono diinta islaamka ayaa lagu dhagax dhigay Degmada Godob-Jiraan oo ka tirsan Gobolka Nugaal, Xaruntan ayaa laga filayaa inay daboosho baahida xagga barasahda cilmiga Shareecada Islaamka.

Xaruntaan waxaa dhismaheeda iyo hirgalintreeda iska kaashanaya dadka degaanka Godob-Jiraan iyo walaaha Muslim ka ee jacel faafinta diinta iyo barashada cilmi. Iyadoo xilli horeba la sii diyaariyey culimadii ka hawl-gali lahayd iyo ardaydii dufcaddii ugu horreysay.

Dhismaha loo qorsheeyey xarunta ayaa ka kooban Qaybta Fasallada, Xafiisyada maamulka, Qaybta Jiifka, Qaybta Deegaanka Culimada iyo Masaajid.

Cidii doonaysa inay ku bixiso Maal, Muruq ama Maskax way u furan tahay waxaana dhamaan walaalah muslimka laga codsanaynaa inay ka qaybqaataan hirgalinta Xarunta.

 Dahabshiil A/C GRW0004708

 Salaam Bank A/C 80158784

 Golis Sahal A/C 454228

Ama La Xiriir Guddiga Abaabulka iyo Dhaqaalaha Dhismaha

1. Sh. Daahir Maxamuud Nuur +252 90 7712881

2. Casariye Cabdi Samater +252 90 7794527

3. Cismaan Faarax Warsame +252 90 7796419

4. Cabdisamad Sh. Xaamid Maxamed +252 90 7794858

5. Sh. Maxamed Cabdicasiis Nuur +252 90 7359112

20151219_133342
20151219_133342

20151219_140646

20151219_141038

20151219_141214

20151219_142513

20151219_143433

20151219_144023

20151219_144205

20151219_144342

The post Degmada Godob-Jiraan oo laga Dhagax-Dhigay Dhismaha Machadka Islaamiga ah ee Islaan Maxamed appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>