Jaamacadda Gaarrisa oo maanta dib loo furayo weerarkii ka dib
Gaarrisa-Kenya-(Puntalnd Post)-Jaamacadda Magaalada Gaarisa ee Gobolka Waqooyi Bari dalka Kenya, ayaa dib loo furayaa maanta oo Isniin ah, kadib muddo 9 bilood ah oo Jaamacada ay xirneyd, markii...
View ArticleDegmada Godob-Jiraan oo laga Dhagax-Dhigay Dhismaha Machadka Islaamiga ah ee...
Xarun weyn oo lagu baran doono diinta islaamka ayaa lagu dhagax dhigay Degmada Godob-Jiraan oo ka tirsan Gobolka Nugaal, Xaruntan ayaa laga filayaa inay daboosho baahida xagga barasahda cilmiga...
View ArticleKenya oo mar kale iska fogeysay inay ganacsi sharci darro ah ka sameeyso...
Kismaayo-(Puntland Post)-Saraakiisha ciidamada Kenya ee qaybta ka ah howlgalka midowga Afrika ee AMISOM ayaa mar kale iska fogeeyay eedeeymo loo jeediyay oo ku saabsan in ay lacag badan ka helaan...
View ArticleKDF wants evidence of involvement tabled so that heads roll
Kismayu-(Puntland Post)-One thing that strikes a visitor to Kismayu Port, Somalia, is lack of charcoal on the streets. The situation has changed since May 2013, when Mr Ahmed Mohammed Islam, popularly...
View ArticleMadaxwaynaha Puntland oo shihaado ku gudoon siiyay wasaradda Caafimaadka
Garowe (Puntlandpost)- Madaxwaynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta shihaado sharaf gudoon siiyay masuuliyiinta wasaradda Caafimaadka ka dib markii labo jeer lagu hoolkooda wasaradda...
View ArticleMadaxweynaha Jubba-land oo ku baaqay inaan laga shakin ciidanka Itoobiya
Kismaayo-(Puntland Post)-Madaxweynaha maamul goboleedka Jubba-land Axmed Maxamed Islaam ayaa bulshada ku dhaqan Kismayo iyo guud ahaan Jubbooyinka u sheegay inaanay ka shakin ciidamada ka socda dalka...
View ArticleRa’iisulwasaarihii hore ee Soomaaliya oo soo booqday Wasaarada Deegaanka...
Garowe-(Puntlandpost) Ra’iisul wasaarihii hore ee dawlada Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa saaka soo booqday wasaarada Deegaanka, Duurjoogta iyo Dalxiiska dawlada Puntland Cabdiweli oo ay...
View ArticleWarbixin+Sawirro:Madaxweynaha Dawladda Puntland oo siweyn loogu soo dhoweeyey...
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi ballaadhan oo uu hoggaaminayey ayaa maanta 05-Jan-16 si weyn loogu soo dhoweeyey magaalada Qardho ee Xarunta Gobolka Karkaar....
View ArticleSoomaaliya oo dhisanaysa wershed samaysa Tuutaha
Muqdisho-(Puntland Post)-Wasiirka gaashaandhigga dalka Soomaaliya Jeneraal Cabdulqaadir Sheekh Cali Diini ayaa maanta dhagax dhigay Wershad casri ah oo sameyn doonta direyska ciidanka xoogga dalka....
View ArticleMAP & UNSOM oo tababarkii usoo gaba-gabeysay wariyaashii ka qayb galay
Garowe(Puntlandpost)-Tababar mudo labo maalmood ah saddon wariye uga socday hoolka shirarka UNSOM ee magalada Garowe ayaa maanta oo Tallaado ah lasoo gaba-gabeeyay, iyadoona ugu danbeyntii la gudoon...
View ArticleCuspital casri ah oo Muqdisho laga dhisayo
Muqdisho-(Puntland Post)-Waxaa heer gaba-gaba ah maraya cusbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka Soomaaliya oo laga hirrgelinayo magaalada Muqdisho. Cuspitalkan oo la sheegay inuu yahay kan ugu baaxadda weyn...
View ArticleBoliiska Kenya oo hub gacanta ku dhigay
Mombasa-(Puntland Post)-Ciidamada booliska ee dalka Kenya ayaa gacanta ku dhigay hub iyo waxyaabaha laga sameeyo qaraxyada markii ay weerar ku qaadeen guri ay deggenaayeen rag lagu tuhunsanaa inay ka...
View ArticleTwo-terror-suspects-on-the-run-after-police-seize-deadly-arsenal-in-mombasa
Mombasa-Kenya-(Puntland Post)- Two terror suspects are on the run after slipping through a police dragnet in King’orani, Mombasa Monday evening. Mombasa police are said to be in panic following the...
View ArticleKenya urged to focus on security as trade rises
Nairobi-(Puntland Post)-A global political risk assessor has said that Kenya’s position as a dominant regional economic player can only be guaranteed if it creates a conducive business environment by...
View ArticleKenya oo loogu baaqay inay ammaanka xoogga saarto si ganacsigeedu u koro
Nairobi-(Puntland Post)-Hay’adda indha-indheysa khataraha caalamka ee marka magaceeda lasoo gaabiyo loo yaqaanno GRI ayaa dowladda Kenya ugu baaqday in ay xoogga saarto sugidda amaanka dalkeeda si uu...
View ArticleKenya renews appeal to trace 11 wanted terror suspects
Nairobi-(Putnland Post)-The Interior Ministry has re-published photos of 11 wanted terror suspects and renewed its appeal for public help in tracking them down. The 11 mentioned on the ministry’s...
View ArticleDowladda Kenya oo mar kale baahisay magacyada rag la doonayay
Xusseen Cumar Isha sawirka: Nabadsugidda Kenya Nairobi (Puntland Post) — Wasaaradda arrimaha gudaha iyo isku duwidda amaanka qaranka dalka Kenya ayaa mar kale dib u soo daabacday sawirrada iyo...
View ArticleTENDER NOTICE For Lafagorayo Road Rehabilitation Project
The post TENDER NOTICE For Lafagorayo Road Rehabilitation Project appeared first on Puntland Post.
View ArticleDufcadii 22 -aad oo ka qalin Jabisay Kuliyadda BBA ee Jaamacadda Bariga...
Boosaaso(Puntland Post)Xaflad si heersare ah loo soo agaasimay oo lagu sagootinayay 22- ardayda oo dhameeyay semester ki ugu danbeeyay Kulliyada Maamulka iyo Ganacsiga Jaamacada Bariga Afrika...
View ArticleMadaxweynihii hore ee Puntland oo lagu soo dhaweeyey Bosaso
Bosaso-(Puntlandpost)-Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiraxmaan Shiikh Maxamed Maxamuud Farole ayaa gaaray magaalada Bosaso ee xarunta ganacsi Puntland,madaxweynaha waxaa kusoo dhaweeyey bosaso...
View Article