Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Soomaali lagu maxkamadeeyay dalka Ingiriiska

$
0
0

London-(Puntland Post)-Maxkamad ku taal magaalada Manchester ee dalka Ingiriiska ayaa 30-sano oo xabsi ah ku xukuntay saddex dhalinyaro Soomaali ah, kuwaasoo lagu helay dambi ah inay kufsadeen gabar 16-jir Cadaan ah.

Muhiyadiin Osman, Bilal Ahmed iyo Mowliid Yuusuf, kuwaasoo da’dooda lagu sheegay min 20-sano jir, ayaa lagu eedeeyay inay ahaayeen kuwo burcad ah.waloow 2013-kii oo ahayd xilligii ay dembiga galeen ay da’doodu ahayd 17-jirro.

Dacwad oogaha Maxkamadda Manchester ayaa saddexdan ruux ku soo oogay dambi ah in sanadkii 2013 ay ku kufsadeen qeybta musqusha ee Hotelka Victoria Par gabar 16-jir cadaan ah,xilli ay socotay xaflad Diimeed halkaasi ka socotay.

The post Soomaali lagu maxkamadeeyay dalka Ingiriiska appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>