War-murtiyeed:Dawladda Puntland oo Beesha Caalamka ku eedaysay in aanay...
The post War-murtiyeed:Dawladda Puntland oo Beesha Caalamka ku eedaysay in aanay dhex-dhexaad ka ahayn arrimaha Soomaaliya appeared first on Puntland Post.
View ArticleTacsi:-Madaxweynaha Dawladda Puntland oo ka tacsiyeeyey geerida ku timi...
The post Tacsi:-Madaxweynaha Dawladda Puntland oo ka tacsiyeeyey geerida ku timi Danjire Cabdulaahi Siciid Cismaan appeared first on Puntland Post.
View ArticlePRESS RELEASE-The Government of Puntland Strongly Opposes the Mogadishu...
The post PRESS RELEASE-The Government of Puntland Strongly Opposes the Mogadishu Communiqué Purporting to Adopt an Electoral Model For 2016 appeared first on Puntland Post.
View ArticleQM oo soo dhaweysay go’aankii Shirkii Muqdisho
Nairobi-(Puntland Post)-Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki-moon ayaa ku bogaadiyey Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo maamul goboleedyada heshiiski ay shalay ka gaareen habka lagu soo dhisayo...
View ArticleWafti ka socda dowladda fadaraalka,Beesha caalamka oo kusoo wajahan Puntland
Muqdisho-(Puntland Post)-Waxaa la filayaa maalmahan wafti ka socda dowladda Fadaraalka iyo beesha caalamka inay tagaan Puntland si ay ugala hadlaan go’aankii Shirkii Muqdisho ee lagu go’aamiyey...
View ArticleMadaxwaynaha Jubbaland oo sheegay inay madaxda Soomaalidu ku fashilmeen...
Kismaayo-(PUNTLAND POST) Madaxweynaha Jubbaland iyo Wefdi uu hogaaminayao oo duhurnimadii Jimacada maanta ah soo gaaray Magaalada Kismaayo ayaa shir jaraa’id oo uu ku qabtay qaybta nasashada ee...
View ArticleWasaradda Arrimaha gudaha Puntland oo dhisaysa gollaha deegaanka degmada Eyl
EYL(Puntland Post) Wafdi uu hoggaaminayo gudoomiyaha Gobalka Nugaal ayaa maalin ka hor gaaray degmada Eyl oo ka tirsan Gobalka Nugaal, halkaasoo maalmihii lasoo dhaafay laga dareemayay dhismaha gollaha...
View ArticleMadaxweynaha Dawladda Puntland oo shacabkiisa kulan Qaxwayn ah kula qaatay...
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa galabta 29-Jan-2016 socod dheer oo lug ah kusoo maray qaybo kamid ah shaaracyada waaweyn ee magaalada Boosaaso ee Xarunta ganacsiga...
View ArticleXasan Shiikh oo Addis Ababa uga qeybgalaya Shir Madaxeedkii 26-aad ee Midowga...
Muqdisho-(Puntland Post)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka degay magaalada Addis Ababa, oo uu kaga qeybgeli doono Shir MadaxeedkII 26-aad ee Midowga...
View ArticleRa’aysulwasaarihii hore oo sheegay inaan loo dhammayn shirkii Xamar
Ra’iisul wasaarihi hore ee Soomaaliya, Cabdiwali Sheekh Axmed ayaa sheegay in go,aannadii kasoo baxay shirkii wada-tashiga qaran ee Muqdisho ka dhacay,uu ay ahaayeen kuwo u gaara dad goonni ah oo aan...
View ArticleTahriibayaal ku dhammaaday badda Turkiga
Ankara-(Puntland Post)-Ugu yaraan 33 qof oo ay ku jiraan caruur ayaa ku geeriyootay biyaha dalka Turkiga, kuwaas oo doonayay inay gaaraan waddanka Gariiga si Yurubta kale ay uga sii guddbaan. Ciidanka...
View ArticleXukuumadda Soomaaliya oo dhaliishay hay’adaha aan dowliga ahayn
Muqdisho-(Puntland Post)-Wasiirka wasaaradda qorsheynta xukuumadda Soomaaliya,Cabdiraxmaan Yuusuf Ceynte ayaa sheegay in hay’adaha aan dowliga ahayn ee dalka ka howlgala ay yihiin kuwa ku shaqeeya qaab...
View ArticleSoomaali lagu maxkamadeeyay dalka Ingiriiska
London-(Puntland Post)-Maxkamad ku taal magaalada Manchester ee dalka Ingiriiska ayaa 30-sano oo xabsi ah ku xukuntay saddex dhalinyaro Soomaali ah, kuwaasoo lagu helay dambi ah inay kufsadeen gabar...
View ArticleMaamullada dalka oo sheegay in qodobbadii shirka Muqdisho aysan raalli ka ahayn
Cadaado-(Puntland Post)-Madaxweynaha maamul goboleedka Gal-mudug,Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa sheegay in qodobbadii kasoo baxay shirka wada tashiga ee magaalada Muqdisho aysan raalli ka ahayn balse...
View ArticleNin Soomaali ah oo lagu xukumay dalka Maraykanka
USA-(Puntland Post)-Maxkamad ku taalla magaalada New York ee dalka Maraykanka ayaa la sheegayaa in nin Soomaali ah ay ku xukuntay sagaal sano oo xabsi ah,markii uu qirtay inuu taageero u fiidyey ururka...
View ArticleKenya oo Afrika ka codsatay in la xoojiyo la dagaallanka Al-shabaab
Addis Ababa-(Puntland Post)-Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta oo ka mid ah madaxda ka qeybgalaysa shirka Midowga Afrika ee ka dhacaya magaalada Addis Ababa, ayaa ka codsaday golaha guud ee...
View ArticlePresident Kenyatta urges boost of AMISOM mandate
ADDIS ABABA-(Puntland Post)-President Uhuru Kenyatta has called for a review of the mandate of the African Mission in Somalia (AMISOM) to change its rules of engagement as it fights to eradicate...
View ArticleSomali-born man handed 9 years in U.S. prison for Al-Shabaab support
NEW YORK (Puntland Post) – A Somalia-born man who U.S. prosecutors said abandoned Britain where he had been a citizen to return to the country of his birth and joined the Islamist militant group al...
View ArticleThree-Somali-men-gang-raped-white-16-year-old-girl-bathroom-hotel-stayed-cele...
London-(Puntland Post)-Three Somali men who gang-raped a white 16-year-old girl in the bathroom of a hotel where they went to celebrate Eid have been jailed for 30 years. Muhyadeen Osman, Bilal Ahmed...
View ArticleWasaradda xanaanada xoolaha Puntland oo gobalada u dirtay kooxo caafimaad...
GAROWE-(Puntland Post) Wasaradda xanaanada xoolaha Puntland ayaa koox dhaqaatiir ah u diray qaar ka mid ah degmooyinka Puntland ka dib markii ay soo gaartay cabasho la xiriirta inay jiraan xanuuno...
View Article