Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo uu shir gudoominayey Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa maanta looga hadlay arrimaha Ammaanka, Xaaladda Abaaraha Dalka, Booqashadii Beesha Caalamku ku yimaadeen Puntland, Dar-dagelinta Dhismaha Goloyaasha Deegaanka iyo Baabi’inta Seero’yaasha Sharci dara ah.
The post Qodobo Muhiim Ah oo Kasoo Baxay Shirkii Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland. appeared first on Puntland Post.