Re-Advertisement: Invitation for Quotation for Goods: Galkayo Youth Resource...
The post Re-Advertisement: Invitation for Quotation for Goods: Galkayo Youth Resource Center in Galkayo North appeared first on Puntland Post.
View ArticleBandhig Dhaqameed Lagu Qabtay Magaaladda Boosaso.
Boosaso-(Puntland Post)-Kal-dhaqameedkan Labaad ee Ay soo Qaban qaabisay Jaamacadda Bariga Afrika ee magaaladda Boosaso, ayaa waxaa Ka soo qeybgalaan Abwaanno, Qalinley iyo Dad kale oo saaxiib u ah Af...
View ArticleWarbixin+Sawirro: Madaxweynaha Dawladda Puntland Tababar u soo xiray...
Madaxweyaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa galabta 11-Feb-2016 garoonka Classic Stadium ee magaalada Garoowe kaga qayb munaasibad tababar loogu soo xirayey islamarkaana...
View ArticleWasaaradda Maliyadda Puntland oo kulan la qaadatay Qandaraas- qaatayaasha Bosaso
BOSASO-(Puntland Post) Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland ayaa maanta kulan la qaadatay Xubno ka socday Shirkadaha qaata Qandaraasyada si loogala hadlo Dardargelinta Cashuurta ku waajibtay....
View ArticleMadaxweynaha Dawladda Puntland oo Qasriga Madaxtooyada shir kula qaatay...
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Gaas ayaa maanta oo 12-Feb-2016 shir guddoomiyey shirkii koowaad ee ay yeeshaan guddiga hoggaaminta mashruuca tayaynta iyo shaqo qorista qaybo ka mid...
View ArticleMowqifka golaha Wakiilada Dowladda Puntland ee ku aadan Nidaamka Doorasho ee...
The post Mowqifka golaha Wakiilada Dowladda Puntland ee ku aadan Nidaamka Doorasho ee 2016 appeared first on Puntland Post.
View ArticleShirkii Garowe : Saansaan muujinaysa in dowladnimo la holiyay.
Waa arrin la fahmi karo waxa iyo natiijada uu ku dhammaaday shirkii Garowe ku dhex maray maamulka Puntland iyo, wakiillada Qarmmada-Midoobay (QM) iyo safiirrada dowladaha daneeya Soomaaliya, sida...
View ArticleSadex ruux oo ku dhintay shil gaari oo ka dhacay inta u dhaxay Muqdisho iyo...
Muqdisho-(Puntland Post)-shil gaari oo sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhacay inta u dhaxaysa Muqdisho iyo Afgooye,waxayna wararku sheegayaan in sadex ruux ay ku dhinteen. Qof jooga meesha uu ka...
View ArticlePresident Hassan Sheikh Mohamud attends the Munich Security Conference in...
Munich-(Puntland Post)-the President of the Federal Republic of Somalia is among the world leaders attending the invitation only 52nd Munich Security Conference. Around 30 heads of state, 70 foreign...
View ArticleQodobo Muhiim Ah oo Kasoo Baxay Shirkii Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland.
Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo uu shir gudoominayey Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa maanta looga hadlay arrimaha Ammaanka, Xaaladda Abaaraha Dalka,...
View ArticleDhalinyarada Puntland OO soo dhaweysay jawaabta Cad ee ay Dowladda Puntland u...
Dhalin yarada Puntland ayaa ku taageeray dowladda iyo dhamman dhinacyadda ay la kulmeen xubnaha beesha caalamka ee maalmahan ku sugna Garoowe, kuwo oo u gudbiyay inay Puntland aqbasho doorasho ku...
View ArticleCiidamada Jubbaland oo soo qab qabtay dad looga shakiyey Qarax ka dhacay...
Kismaayo-(Puntland Post)-Ciidamada Amaanka Jubbaland ayaa dad usoo qab qabtay looga shakiyey Qarax aan waxyeelo gaysan oo saaka lala beegsaday ciidamo ka tirsan kuwa Burundi,iyagoo marayey xaafada...
View ArticleMurashixiinta u ordaaya kursiga looga taliyo Dalka Uganda oo caawa doodii...
Kampala(Puntland Post)-Mar kale ayaa Caawa fooda isku dari doonaan doodii ugu danbaysay oo dhex marta murashixiinta u loolamaya kursiga looga arimiyo Dalka Uganda, Doodan oo ah mid aad u adag una xiisa...
View ArticleAl-shabaab oo sheegatay qaraxii ka dhacay diyaaradda Daallo
Muqdisho-(Puntland Post)-War qoraal ah oo kasoo baxay Ururka Al-shabaab ayaa lagu sheegay inay iyagu ka dambeeyeen qaraxii horraantii bishan ka dhacay gudaha diyaarad ay la lahayd shirkadda Daallo...
View ArticleAl-Shabaab claims Somali Airline attack
Mogadishu-(Puntland Post)-Al-Shabab issues a statement claiming responsibility for the Somalia airline laptop bombing on 2 February 2016 bound for Djibouti, targeting western intelligence and Turkish...
View ArticleWakiilka midowga Afrika oo ku baaqay in ciidan xooggan loo dhiso Soomaaliya
Muqdisho-(Puntland Post)-Wakiilka midowga Afrika u qaabbilsan dalkeenna,Francisco Madeira ayaa ku baaqay in ciidan awood leh loo dhiso Soomaaliya, isagoo dowladda , shacabka iyo AMISOM u soo jeediyay...
View ArticleTS Handover of U-PVC pipes to PSAWEN
Press release Terre Solidali handed over 40ft HC container containing U-PVC pipes of 2,520 pieces and fittings of 382 pieces to PSAWEN for Galkiao Water Supply extensions. PSAWEN received the donation...
View ArticleBaarlamaanka oo la horgayn doono qodobo kamid ah Dastuurka oo wax laga badalay
Muqdisho-(Puntland Post)-Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in dhawaan barlamaanka la horgeynayo Qodobada Dastuurka ku jira ee dib u eegista ay ku sameeyeen Guddiga Madaxa Banaan iyo Gudiga Dastuurka...
View ArticleMadaxweyne Xasan Shiikh oo la kulmay ku xigeenka Xoghayaha guud ee QM
Munich(Puntland Post)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo ka qeybgalaya shirka arrimaha amniga caalamka ee Munich Security Conference (msc2016), ayaa...
View ArticleArdayda Jaamacadda Bariga Africa Bosaso oo bandhig dhaqameedkooda loo riyaaqay
Bosaso-(Puntland Post) Tartar dhaqameedkan lagu qabtay Jaamacadda bariga Africa xarunta Bosaso ayaa qayb ka ah dadaalada lagu xoojinayo dhaqanka iyo hidaha Soomaalida, kaasoo wixii ka danbeyay...
View Article