Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Digreeto: Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Magcaabay Wasiiru Dawlaha Caafimaadka Puntland

$
0
0

Xeer Madaxweyne Lr.16, February 14,  2016, kuna saabsan Magcaabid Wasiiru Dawlaha Caafimaadka Puntland

MADAXWEYNAHA DAWLADDA PUNTLAND.

Markuu arkay:                       Dastuurka Puntland;

Markuu tixgeliyey:                 Aqoontoontiisa  iyo waaya aragnimadiisa shaqo.

Wuxuu xeeriyey:

  1. Waxaa Sayid-Cumar Aadan Guuleed loo magcaabay Wasiiru Dawlaha Caafimaadka Dawladda Puntland.

—DHAMAAD—

XAFIISKA WARFAAFINTA, WACYIGELINTA, HIDDAHA IYO DHAQANKA EE MADAXTOOYADA DAWLADDA PUNTLAND.

 IMG_0896

The post Digreeto: Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Magcaabay Wasiiru Dawlaha Caafimaadka Puntland appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>