Quantcast
Channel: Puntland Post
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live

Diyaarada TURKISH Airlines oo maanta kasoo degtay Garoonka Aadan Cadde

Muqdisho-(Puntland Post)- Diyaraada Turkish Airlines ayaa maanta kasoo degtay garoonka diyaaradaha ee Muqdisho Aadan Cadde,oo mudo labo asbuuca aysan diyaaradu kasoo dagin, kadib markii qarax ka dhex...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

RW cumar oo Muqdisho kulan kula qaatay wasiirka ciidamadda Ingiriiska

Muqdisho-(Puntland Post)-Ra’iisul Wasaaraha dowlada fadaraalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa maanta kulan la qaatay Wasiirka Ciidamadda ee Ingiriiska Penny Mordaunt, Safiirka u...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Photo News Jaamacadda Bariga Afrika Oo Lagu Sogabagabeyay Tartan iyo Bandhig...

Bosaaso-(Puntland Post)-Xafldaan ayaa ahayd mid Lagu soo Xiriyay Tartan iyo Bandhig Hidaha iyo Dhaqanka ah oo 4-cisho ee ugu danbeysay Ka socday Jaamacadda Bariga Afrika fareecadda Magaaladda Boosaso,...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Warbixin: Dawladda Puntland oo baaq ku aaddan u gargaaridda dadka ay abaaruhu...

The post Warbixin: Dawladda Puntland oo baaq ku aaddan u gargaaridda dadka ay abaaruhu Aafeeyeen u diraysa shacabka Puntland Gude iyo Dibadba. appeared first on Puntland Post.

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Michael Keating oo Baydhabo kula shiray madaxda mamulka Koonfur Galbeed

Baydhabo-(Puntland Post) Wafdi uu hoggaaminayo ergayga QM u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Michael Keating ayaa shalay gaaray magalada Baydhabo ee xarunta gobalka Baay, wuxuuna safarkooda salka ku hayay...

View Article


Warbixin: Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Magacaabay Guddiga Doorashooyinka...

Xeer Madaxweyne Lr.15, February 14,  2016, kuna saabsan Magcaabid Xubnaha Guddiga Doorashada Puntland.  MADAXWEYNAHA DAWLADDA PUNTLAND.  Markuu arkay:                       Dastuurka Puntland; Markuu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Booliska Uganda oo xiray hogaamiyaha ugu weyn Mucaaradka Dalkaasi

Garowe(Puntland Post)-Ciidamada Booliska Dalka Uganda ayaa saakay barqadii xiray Hogaamiyaha Xisbiga FDC ahna Murashax u oraadaya xilka Madaxtinimada Dalkaasi, Kiiza Besigye ayaa la xiray xili uu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Digreeto: Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Magcaabay Wasiiru Dawlaha...

Xeer Madaxweyne Lr.16, February 14,  2016, kuna saabsan Magcaabid Wasiiru Dawlaha Caafimaadka Puntland MADAXWEYNAHA DAWLADDA PUNTLAND. Markuu arkay:                       Dastuurka Puntland; Markuu...

View Article


Quran jecel oo warbaahinta u akhriyey guddiga doorashooyinka

Garowe-(Puntland Post)-Afhayeenka madaxtooyada Puntland Cabdullaahi Maxamed Jaamac Quran Jecel ayaa warbaahinta galabta u akhriyey guddiga doorashooyinka Puntland oo ka kooban shan xubnood iyo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jaamacadda Bariga Africa Garowe oo Imtixaan ka qaaday 64-qof oo u tartamaya...

GAROWE(Puntland Post) Galida imtixaankan loogu tartamayo 9-ka boos ee ka banaan Wasaaradda Arimaha Gudaha Puntland waxaa soo dalbaday 588 Dhalinyaro oo Rag iyo Dumar isugu jira waxaana ugu dambayn...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Dawladda Puntland iyo Danjiraha Midowga Yurub u qaabilsan...

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 15 Feb, 2016 Qasriga Madaxtooyada Dawladda Puntland ee Garoowe kulan kula qaatay Danjiraha midowga yurub u qaabilsan arrimaha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxwaynihii hore Puntland iyo Ergayga Midowga Yurub ee Somalia oo Garowe ku...

GAROWE-(Puntland Post) Madaxwaynihii hore Puntland, Cabdiraxmaan Farole ayaa maanta magalo madaxda Garowe kula kulmay Ergayga wakiilka uga ah Midowga Yurub arrimaha Soomaaliya Michele Cervone d’Urso,...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maxaa hor yaala Gudiga cusub ee Doorashooyinka Puntland?

Madaxweynaha Dawlada Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa galabta 15-February,2016 si rasmi ah ugu dhawaaqay Gudiga Doorashooyinka Puntland, Madaxweynaha oo xaq u leh inuu soo magacaabo 5 xubnood...

View Article


Madaxweyne Gaas oo Saaka u duulaya dalka Ethiopia

Garowe-(Puntland Post)-Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo wafti uu hogaaminayo ayaa saaka u duulaya dalka Ethiopia,waxaana la ogayn arinta rasmi ah oo Ethiopia u tagayaan....

View Article

Wafti ay hogaaminayaan qaar ka mid ah Isimada Puntland oo gaaray gobolka...

Garowe-(Puntland Post)-Waxaa shalay galinkii dambe gaaray gobolka Garda’fuu wafti isugu jira Isimo,Culimaa’udiin iyo Siyaasiyiin oo ka tagay Garowe iyo Bosaso kuwaas oo ukuur galayey xaalada gobolka oo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wargeyska Puntland Post muxuu maanta kaga hadlay Cadadkiisa 114-aad?

Wargeyska Todobaadlaha ah ee Puntland Post oo todobaad walba kasoo baxa Degaanada Puntland ayaa maanta oo talaado ah Cadadkiisa 114-aad ku daabacay qodobo kala gedisan. Wax yaabaha uu daabacay wargeyku...

View Article

Wasiirada arimaha gudaha iyo Amniga oo maanta baarlamaanka hortagaya

Muqdisho-(Puntland Post)-Wasiirada arrimaha gudaha iyo ammniga ee dowladda fadaraalka Soomaaliya ayaa maanta hortagaya Barlaamaanka, iyada oo la weydiinayo su’aallo la xiriira howllaha horyaalla...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gudoomiyaha baarlamaanka Puntland oo magacaabay afar xubnood oo ka mid...

Garowe(-Puntland Post)-Gudoomiyaha baarlamaanka Puntland Axmed Cali Xaashi ayaa goordhaweyd soo saaray warqad ay ku qoran yihiin afar xubnood oo kamid noqonaya guddiga doorashooyinka Puntland. Shalay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Dawladda Puntland Oo Maanta Safar Shaqo ugu amba baxay Waddanka...

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo uu weheliyo Wasiirka Ganacsiga Dawladda Puntland ayaa maanta 16-Feb-2016 waxa uu safar shaqo oo gaaban ugu amba baxay magaalada Addis...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hay’adda PDRC oo soo dhawaysay guddiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland

GAROWE-(Puntland Post) Hay’adda horumarinta iyo cilmi baarista Puntland (PDRC) ayaa soo dhawaysay magacaabista guddiga KMG ee madaxa banaan doorashooyinka kaasoo shalay madaxwayne Gaas ku dhawaaqay...

View Article
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live