Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

labo ruux oo ku dhintay Qaraxyo ka dhacay Baardheere

$
0
0

Baardheere-(Puntland Post)-degmada baardheere ee gobolka Geddo waxaa xalay ka dhacay ilaa labo Qarax oo is xigay, kuwaas oo inta la ogyahay ay ku dhinteen labo ruux.

Wararka aan ka helayno degmada baardheere ayaa sheegaya in Qaraxyo is xigay ay ka dheceen degmada,waxayna dadka deegaanku sheegeen inaysan garanayn cida qaraxyada soon riday.

Ciidamada amaanka ayaa la soo dhoobay laamiga,waxayna laamaha amaanku shegeen in ay baarayaan cida ka dambaysay Qaraxydan.

Laamaha amaanka ayaa tilmaamay in ay samaynayaan baaritaano ku aadan qaraxyadan,dhawaan ayey ahayd markii Alshabaab ciidamada Jubbaland iyo kuwa AMISOM ay kala wareegeen Baardheere,waxayna joogaan deegaano udhow degmada.

PUNTLAND POST

The post labo ruux oo ku dhintay Qaraxyo ka dhacay Baardheere appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>