Quantcast
Channel: Puntland Post
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live

RW Cumar maanta mar kale baarlamaanka hortagaya

Muqdisho-(Puntland Post)- Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake ayaa maanta mar kale hortaga golaha baarlamaanka,isagoo shalayna hortagay golaha. Golaha ayaa Ra’iisul...

View Article


Xasan Xanafi oo dil lagu xukumay

Muqdisho-(Puntland Post)-Maxkamadda ciiddanka qalabka sida ayaa maanta xukun dil toogasho ah ku ridday Xasan Xanafi Xaaji Cabdi salaan oo lagu eedeeyay inuu kasoo qayb qaatay dilal iyo shirqoollo lagu...

View Article


Midowga Yurub oo tababaraya Ciidamada Amaanka Soomaaliya

Muqdisho-(Puntland Post)-Munaasabad ka dhacday Xarunta Ciidanka Amisom ee Soomaaliya ayaa wasiira amniga Gudaha Mudane Cabdirasaaq Cumar Maxamed waxa uu Midowga Yurub kala wareegay Deeq isugu jirta...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka Ganacsiga Puntland oo la kulmay wasiirka ganacsiga dalka Itoobiya

Wasiirka Ganacsiga iyo Warashada Dawladda Puntland Cabdiweli Xirsi Cabdulle Indha-gurran oo ku howlan horumarinta iyo kobcinta badeecadaha iyo ganacsiga Dawlada Puntland ayaa magaalada Addis Abeba ee...

View Article

Saddex qof oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay magalada Kismaayo

Kismaayo(Puntland Post) Qarax miino oo dhulka la galiyay ayaa goordhow ka dhacay Baar-Caleen oo u dhow garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo. Goobjoogayaal ayaa sheegay in qaraxa oo ahaa miino ay ku...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Warmurtiyeed: Qodobbo Muhiim ah oo ka soo baxay shirkii golaha Xukuumadda...

The post Warmurtiyeed: Qodobbo Muhiim ah oo ka soo baxay shirkii golaha Xukuumadda Dawladda Puntland appeared first on Puntland Post.

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

SHIRKADDA GANACSIGA TOWFIIQ OO MACAAMIISHEEDA KU DHIRI GALISAY ABALMARINO...

Bosaaso-(Puntland Post)- Shirkadda ganacsiga guud ee Towfii General Trading Company ayaa barnamaij tijaabi nasiibkaada ah u qabatay macaamiisheeda ku xiran, kaasi oo ay shirkaddu ugu magac dartay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasaaradda howlaha guud ee dowladda Puntland oo maanta tababar usoo xirtay...

Wasaaradda howlaha guud iyo gaadiidka dowladda Puntland ayaa maanta tababar usoo xirtay qaar kamid ah Engineerada degmooyinka Puntland iyo Engineerada howlaha guud, kuwaas oo lagu tababarayay buuga...

View Article


Booliska Muqdisho oo sheegay inayan Al-shabaab keliya ahayn cidda ka...

Muqdisho-(Puntland Post)-Taliyaha ciidanka Booliska gobolka Banaadir Jen. Cali Xirsi Barre (Cali Gaab) ayaa sheegay in falalka amni darro ee ka dhaca magaalada Muqdisho anay kaliya ka dambeyn...

View Article


Al-Shabaab ‘can survive for 30 years’

Nairobi-(Puntland Post)-On a Sunday afternoon in late February a car exploded outside a crowded restaurant in Baidoa, Somalia, and moments later a suicide bomber blew himself up among fleeing...

View Article

Oday dhaqameed lagu eedeeyay Al-shabaab

Beled-weyne-(Puntland Post)-Taliyaha guutada  10-aad ee militariga dowladda Soomaaliya ee gobolka Hiiraan, Maxamed Cumar Cabdulle ayaa sheegay in Oday dhaqameed lala xiriirinayo Al-Shabaab laga soo...

View Article

Elderly al-shabaab sympathiser arrested in Hiiraan

Belet-uen-(Puntland Post)-Somali police force members have arrested an elderly man accused of having a link with Al shabaab in the central strategic city of Beledweyne, the provincial capital of...

View Article

Jawaari oo diyaarinaya war-murtiyeed ku aaddan kulamadii amniga

Muqdisho-(Puntland Post)-Berrito oo Sabti ah ayaa lagu wadaa inuu war-murtiyeed ka soo saaro guddoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya, kulamadii labadii maalmood ee la soo dhaafay su’aalaha lagu weydiinayay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Rag Soomaaliyeed oo u xirnaa burcad-badeed nimo oo dalka lagu soo celiyay

Mombasa-(Puntland Post)-Safiirka Dowlada Soomaaliya u fadhiya Dalkani Kenya Jamaal Maxamed Xasan iyo Qunsulka Safaarada Cali Maxamed Shiikh Cali Begadi ayaa deeq dhar ah gudoonsiiyay Toddoba muwaadin...

View Article

labo ruux oo ku dhintay Qaraxyo ka dhacay Baardheere

Baardheere-(Puntland Post)-degmada baardheere ee gobolka Geddo waxaa xalay ka dhacay ilaa labo Qarax oo is xigay, kuwaas oo inta la ogyahay ay ku dhinteen labo ruux. Wararka aan ka helayno degmada...

View Article


Soomaaliya oo sharafteedii ka iibsatay Sacuudi Carabiya

Gabar Soomaaliyeed oo lagu Magacaabo Hibaaq Cismaan ayaa qoraal dheer oo ay ku daabacday Wargeyska huffingtonpost oo fadhigiisu yahay Dalka Maraykanka kana mid ah kuwo ugu afka dheer aduunka kaga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dhismaha Wadada Ceel-daahir iyo Ceerigaabo oo dhowaan bilaaban doona

Bosaaso(Puntland post)-Waxaa magaalada Bosaaso soo gaaray qalabka lagu dhisaayo Wadada isku xiri doonta Degaanada Ceel-daahir iyo Ceerigaabo, waxaana maalmihii u danbeeyey Markab taagan dekadda laga...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland oo oo Garoowe ka daahfuray Xafiiska...

Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha  Eng.Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey  ayaa maanta 5-march 2016 waxaa uu magaalada Garoowe ka daahfuray Xafiiska Hay’adda...

View Article

Doonyo si sharci daro ah uga Kalluumaysanayay xeebta Eyl oo gacanta lagu dhigay

Garowe-(Puntland Post)-Ciidamada badda Puntland ayaa doonyo Kalluumaysi kasoo qabtay deegaanka xeeb iyo Kabaal oo hoostagta degmada Eyl ee gobolka Nugaal. Taliye ku xigeenka ciidamada Badda Puntland...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shirkii billaha ahaa ee Guddiga Fulinta mushruuca tayaynta iyo shaqalaysiinta...

Maanta oo taarikhdu tahay 5ta bisha maarso 2016-ka waxa qabsoomay  shirkii billaha ee guddiga fulinta mashruuca tayaynta iyo shaqaalaysiinta qaybo ka mid ah hay’adaha dowladda  Puntland kuwaas ka...

View Article
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>