Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22950

Anisa Xaaji ” Waxaan ka tagi doonaa xilka iyadoo haweenka oo dhan hal wasarad hoggaaminayso”

$
0
0

IMG_2109GAROWE-(Puntland Post) Wasiirka wasaradda haweenka iyo horumarinta qoyska Puntland Anisa Xaaji Muumin oo maanta khudbad ka jeedisay maalinta haweenka adduunka ayaa kaga hadashay arrimo badan oo ku aadan saddexda sano ee soo socda waxyaabaha ay xoogga saari doonto.

Khudbada Aniso oo socotay in ka badan 15-daqiiqo waxay kaga warantay muhiimadda ay u lee dahay maalintan oo caalamka meelo badan looga dabaal dego, waxay sheegtay wasaradda haweenka inay ka tagi doonto iyadoo u diyaarsan ham mamul dowladeed oo habaysan sidoo kale hadalkeeda ayaa ka mid ahaa inay xilka ka tagi doonto iyadoo wasaradda haweenku hoggaaminayso dhammaan haweenka Puntland.

Wasiirka Haweenka waxay sheegta inay hadda wado buug ka hadlaya haweenka kaasoo ay ku cadaysay inay ku tilmaami doono haweenka dadaalay ee taariikhda ka tagay, sidoo kale waxay beenisay inay jiraan wararka sheegaya in haweenka ku nool Jubbaland ee reer Puntland gaar u qabsadaan xafladda xuskan,waxayna sheegtay dadka halkaa jooga inay Jubbaland ka tirsan yihiin ayna jirin wax kala qaybinaya.

DHAGAYSO:- hadalka wasiirka haweenka ee munaasibadda xuska 8-Maarso.

PUNTLAND POST

The post Anisa Xaaji ” Waxaan ka tagi doonaa xilka iyadoo haweenka oo dhan hal wasarad hoggaaminayso” appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22950

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>