Xafiiska Astaynta Maamul Wanaagga iyo la dagaalanka musuqmaasuqa puntland oo...
GAROWE(PUNTLAND POST)-Xafiiska Maamul Wanaagga iyo la dagaalanka musuqmaasuqa Dowladda puntland ayaa labdii bishan maarso soo gabeeyey qiimayntii Maamul wanaagga ee heerka koowaad ee hay’adaha...
View ArticleDagaal ay ku dhinteen 45 qof oo ka dhacay Dalka Tunisia meel u dhow xaduuda...
Inta la hubo ugu yaraan 45 qof ayaa ku dhintay iska hor imaad mudo saacado ah ka socday Magaalo ku taal Dalka Tunisia una dhow xadka uu Dalkaasi la leeyahay Wadanka Liibiya. Wasiirka arimaha Gudaha...
View ArticleRuushka oo cambaareeyey dhoola tuska ay wadaan Maraykanka iyo Koonfurta Kuuriya
Dawlada Ruushka ayaa dareen aan wanaagsanayn ka muujisay dhoola tuska wadajirka ah ee ay wada samaynayaan Dalalka Maraykanka iyo Koonfurta Kuuriya oo ah kii ugu balaarnaa ee abid ay wada sameeyaan...
View ArticleMaraykanka oo sheegay inay weerar cirka ku qaadeen xarakadda Alshabaab
Dawlada Maraykanka ayaa sheegtay inay weerar ku qaadeen xero lagu tababarto oo ay leedahay kooxda Al-shabaab. Weerarkan waxaa fuliyey Diyaaradaha aan cidina wadin ee loyaqaan Drones-ka waxayna...
View ArticleMadaxweynaha oo Baarlamaanka kula dardaarmey adkeynta midnimada iyo xoojinta...
Muqdisho-(P-today)-Madaxweynaha Dowladda Federaalka ee Soomaaliya,Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kula dardaarmey Baarlamaanka Federaalka iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed inay midnimada adkeeyaan. Waxaa...
View ArticleDaba-geed oo Alshabaab ku eedeeyey Qarixii shalay ka dhacay Baladweyne
Baladweyne-(Puntland Post)-Maamulka Hiiraan ayaa sheegay in la adkaynayo amaanka garoonka Baladweyne oo shalay Qarax ka dhacay,waxayna sheegeen in aysan saamayn ku yeelanayn isu socodka shaqada...
View ArticleOgeysiis Muhim ah oo ku saabsan nidaamka tayaynta iyo shaqaalaysiinta...
Waxa lala socodsiinayaa dhammaan tartamayaashii hore u soo codsaday “Madaxqaybeedka Shaqada iyo Shaqaalaha” (Human Resource Unit Heads)ee Wasaaradaha iyo Hay’ada qaybta ka ah Mashruuca tayaynta iyo...
View ArticleMadaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha oo...
Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Eng.Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey ayaa maanta March 8, 2016 xafiiskiisa ku qaabilay Wafti uu hoggaaminayo madaxa xafiiska...
View ArticleHay’adda PDRC oo magalada Garowe ku xustay maalinta haweenka adduunka
GAROWE-(Puntland Post) Hay’adda cilmi baarista Puntland (PDRC) ayaa maanta magalada Garowe ku qabatay kullan lagu xusayo maalinta caalamiga ah ee haweenka Adduunka (8-Maarso) taasoo laga xuso dalal...
View ArticleWasaradda Haweenka oo xustay maalinta haweenka adduunka & madaxwayne ku...
Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Eng.Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey ayaa maanta March 8, 2016 magaalada Garoowe ee Caasimadda Dawladda Puntland kaga qayb...
View ArticleHay’adda World Vision oo Garowe ku qabatay kulan ku saabsan fududaynta ganacsiga
Hay’adda World Vision ayaa maanta Garowe ku qabatay kulan dood wadaag ah oo u dhexeeyay wasaaradda ganacsiga dowladda Puntland, shirkadaha adeeg bixiyaaasha ah sida xawaaladaha iyo guddiyada ganacstada...
View ArticleAnisa Xaaji ” Waxaan ka tagi doonaa xilka iyadoo haweenka oo dhan hal wasarad...
GAROWE-(Puntland Post) Wasiirka wasaradda haweenka iyo horumarinta qoyska Puntland Anisa Xaaji Muumin oo maanta khudbad ka jeedisay maalinta haweenka adduunka ayaa kaga hadashay arrimo badan oo ku...
View ArticleMadaxweyne ku xigeenka Puntland oo xafiiskiisa ku qaabilay wefti uu...
Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Eng.Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey ayaa maanta March 8, 2016 xafiiskiisa ku qaabilay wafti uu hoggaaminayey Xeer ilaaliyaha...
View ArticleXeer ilaaliyaha Qaranka Soomaaliya iyo masuuliyiin kale oo Garowe dhex qaaday
GAROWE-(Puntland Post) Waxaa galabta bartamaha magalada Garowe ku dhex lugeeyay Xeer ilaaliyaha Qaranka Soomaaliya Dr.Axmed Cali Daahir, Taliyaha ciidanka Asluubta DFS,Gen.Bashiir Maxamed Jaamac...
View ArticleUN says EU-Turkey refugee deal would violate law
Plan would be tantamount to blanket return of foreigners to third country, which is not consistent with law, UNHCR says. Proposals to send back refugees en masse from the European Union to Turkey would...
View ArticleCiidamo reer galbeed ah oo weerar qarsoodi ah ka fuliyay Shabeellada hoose
Muqdisho (Puntland Post) – Wararka aan ka helayno gobolka Shabeellaha hoose, ayaa sheegaya in ciidamo reer galbeed ah, ay xalay saqdii dhexe weerar qorsheysan ka fuliyeen degaanka Aw-dheegle, oo ay...
View ArticleHelicopters Hit Islamist Militant Camps in Southern Somalia
Helicopters staged an attack on training camps used by al-Qaeda-linked militants in Somalia’s southern Lower Shabelle region, a local official and the Islamists said. The aircraft were used in the...
View ArticleMadaxwaynaha Puntland oo la kulmay Jaaliyadda Soomaliyeed ee Columbus Ohio
Columbus(Puntland Post) Madaxwaynaya Puntland Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) oo safar ku jooga waddanka Maraykanka ayaa Jaaliyadda Puntland ee Soomaaliyeed kuna nool Gobalka Ohio kullan kula qaatay...
View ArticleHay’adda PHA oo Garowe kusoo gaba-gabaysan tababar ku saabsan maaraynta...
Hay’adda wadooyinka dowladda Puntland ee PHA oo taageero dhaqaale ka helaysay mashruuca JPLG, ayaa maanta tababar usoo gabagabeysay Engineerada degmooyinka Puntland iyo waaxda wadooyinka. Tababarkaan...
View ArticleUN agencies frustrating repatriation of refugees, says Interior Cabinet...
United Nations agencies and non-governmental organisations (NGOs) are frustrating efforts to repatriate Somalia refugees. Interior Cabinet Secretary Joseph Nkaissery yesterday said the refugees were...
View Article