Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Cabsida Kalluumaysiga sharci darada ah oo weli taagan iyo dowladda oo aan tilaabo ka qaadin

$
0
0

Bosaso(Puntland Post) Gobalka Gardufuu oo ka tirsan Puntland, waa gobal ka mid ah ugu inta badan cabashada Kalluumaysiga sharci darada ahi saamaynta ku yeelatay nolasha qoysaska ku nool, mana jirto ilaa iyo hada tilaabooyin laga qaaday kooxaha qowlaysadaha ah.

Wariye Yuusuf Cabdi Shire oo ka tirsan SBC ayaa u guur galay dhowaan xaalada Jariifta badda iyo saamaynta shacabka ku nool Gardufuu ku yeelatay.

PUNTLAND POST

The post Cabsida Kalluumaysiga sharci darada ah oo weli taagan iyo dowladda oo aan tilaabo ka qaadin appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>