Quantcast
Channel: Puntland Post
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live
↧

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gudoomiyaha Degmada Bandar-bayla miyuusan ahayn masuul katirsan Puntland?

Bandarbayla(Puntland Post)-Gudoomiyaha Degmada Bandarbayla Saciid Cali Anteeno oo waraysi gaar ah siiyey Idaacada Codka Maraykanka ee VOA ayaa ka hadlay warar sheegaya inay kooxaha Daacish iyo...

View Article


Cabsida Kalluumaysiga sharci darada ah oo weli taagan iyo dowladda oo aan...

Bosaso(Puntland Post) Gobalka Gardufuu oo ka tirsan Puntland, waa gobal ka mid ah ugu inta badan cabashada Kalluumaysiga sharci darada ahi saamaynta ku yeelatay nolasha qoysaska ku nool, mana jirto...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Guddiga fulinta ee MAP oo ka hadlay eedaymo loosoo jeediyay Gudoomiyaha Ururka

Garowe(Puntland Post) Ururka warbaahinta Puntland ee (MAP) ayaa markii ugu horaysay qoraal kasoo saaray khilaaf guddiga fulinta ee ururka soo dhex galay, kaasoo xal u helidiisa maalmihii ugu danbeeyay...

View Article

Goosanka Alshabaab, maqnaashaha Madaxweynaha iyo diyaar garow difaac

Dawlad kasta waxay masuul ka tahay ilaalinta, difaacida iyo dhawrista xuduudaha  Dalkeeda iyo sharfta uu Dadkeedu leeyahay, waaana waxa ugu horeeya ee loo igmado Dawlad kasta marka talada loo caleema...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gudoomiyaha Gobalka Nugaal iyo ciidan uu hoggaaminayo oo caawa ku wajahan...

Garowe(Puntland Post) Gudoomiyaha Gobalka Nugaal Cumar Cabdilaahi Farawayne iyo saraakiil ciidan oo ay la socdaan gaadiid dagaal ayaa galabta u baxay degmada Godob-jiiraan oo cabsi ku aadan inay weerar...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

DFS oo iska difaacday eedaynta uga timi wasiirka Amniga Puntland

Muqdisho(Puntland Post) Wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya Cabdiraxmaan Odawaa ayaa ayaan darro ku tilmaamay eedaynta Puntland ee la xiriirta inay dowladdu lug ku lee dahay weerarka Al-Shabab kusoo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiiradda Haweenka iyo Cadaalada Puntland oo ka qayb galay shir ka furmay...

New York(Puntland Post) Wasiirada Cadaalada iyo haweenka Puntland, Habiib Jaamac iyo Anisao Xaaji Muumin ayaa ka qayb galay shir muhiim ah oo ka furmay magalada New York kaasoo looga hadlayo xalada...

View Article

Al-shabaab oo sii deysay shaqaale ay ka af-duubteen bisha cas

Baar-dheere-(Puntland Post)-Aadan Cabdi Aadan, Cabdinaasir Abshir iyo Cali Sugulle,oo ka mid ahaa shaqaalaha hay’adda sama falka Bisha Cas ayaa dib u helay xorriyaddooda,markii ay shalay Al-shabaab ka...

View Article


Ciidamada Puntland oo sii wada hawl-galada iyo xukuumada oo goor dhow ka...

Garowe(Puntland Post)-Ciidamada Qalabka sida ee Dawlada Puntland ayaa sii wada hawl-galada ay degaanada xeebaha kaga si faynayaan kooxda Goosanka Al-shabaaab, waxaana weli dagaalo xoogan ka socdaan...

View Article


11 Ruux oo Alshabaab lagaga dilay dagaalka ka socda deegaanka Suuj Nugaal

Garowe-(Puntland Post)-deegaanka Suuj oo ka tirsan tuulada Garmaal oo hoostagta degmada Den gorayo ee gobolka Nugaal, waxaa ka socda dagaal u dhaxeeya ciidamada Difaaca Puntland iyo Alshabaab waxayna...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Deg deg: Dowladda Puntland oo ugu baaqay kooxda soo weerartay Xeebaha inay...

GAROWE(Puntland Post) Wasiirka warfaafinta Puntland Maxamuud Xasan Soocadde oo goor dhawayd shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa magalada Garowe ayaa kooxda hubaysan ee weerarka kasuu qaaday dhulka...

View Article

Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu maxkamadeeyay dalka kanada

Toronto-(Puntland Post)-Ayaanle Xasan Cali,oo 27 jir ah ayaa lasoo taagay maxkamad ku taalla magaalada Toronto ee dalka Kanada,markii lagu eedeeyay inuu Laba askari ku dhaawacay xarun laga qoro...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gudoomiyaha Gobalka Nugaal oo ka hadlay duulaanka Al-Shabab ee Gobalka Nugaal

Garowe(Puntland Post) Gudoomiyaha Gobalka Nugaal Cumar Cabdilaahi Farawayne ayaa sheegay isagoo ku sugan magalada Godobjiiraan inaysan waqti badan ku qaadan doonin sidi loosoo afjari lahaa kooxda...

View Article


Warkii ugu danbeeyey ee dagaalada u dhexeeya Puntland iyo kooxaha kusoo...

Wararka ka imaanaya degaanka Suuj oo ay maanta ka dhaceen dagaalo culus oo u dhaxeeya Ciidamada kala duwan ee Dawlada Puntland iyo koox hubaysan oo labba maalmood kahor soo gaaray qaar kamid ah degaan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Puntland oo sheegtay in dagaalkii SUUJ ku dishay 20-dagaal yahan oo Al-Shabab...

Garowe(Puntland Post) Dawlada Puntland ayaa sheegtay in Koox ka tirsan Alshabaab ay ka dileen 20 dagaalyahan, kadib markii saaka dagaal uu ku dhexmaray deegaan lagu magacaabo Suuj oo ka tirsan gobolka...

View Article


Caawa maxaa ka cusub degmada Godob-jiiraan ee Gobalka Nugaal ?

Garowe(Puntland Post) Gudoomiyaha Degmada Godob-jiiraan Yuusuf Maxamed Faarax (Geesawayne) oo caawa la hadlay Radio Garowe ayaa sheegay inuu deggan tahay jawiga magalada isla markasna ciidanku ay ku...

View Article

An Emerging Threat: Armed Groups Land in the Peripheries of Puntland...

PRESS RELEASE Garowe, Puntland State (16th March 2016 ): The Office of the Puntland Defense Forces, wishes to clarify that a weary force of armed militia temporarily accessed and utilized the natural...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Somali Federal Government and AMISOM have questions to answer

Muqdisho Puntland State of Somalia, a relatively stable and functioning State in the Northeast of Somalia, has become the talking point in the Horn African region, after a sizable number of misguided...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Cadde Muuse oo ka hadlay duulaanka Al-Shabab kusoo qaaday Puntland

DUBAI(Puntland Post) Madaxwaynihii hore Puntland Cadde Muuse Xirsi ayaa ka hadlay duulaanta koox hubaysan ay kusoo qaaday deegaano ka tirsan gobalada Mudug iyo Nugaal, kuwaasoo ilaa iyo haddana qaybo...

View Article

Dagaalkii Suuj oo Dib u Bilowday Saaka iyo Ciidamada Puntland oo Madaafiic ku...

Wararka aan ka helayno deegaanka Toga Suuj oo ah halka ay isku horfadhiyaan ciidamada dowlada Puntland iyo maleeshiyaadka Shabaab ayaa sheegaya in saaka dagaal culus uu halkaasi dib uga bilooday,...

View Article
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>