Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Wasiirka Amniga Puntland Iyo Wefdi Uu Hogaaminayo Oo Gaaray Garacad

$
0
0

Wefdi balaaran oo uu hogaaminayo Wasiirka Amniga Puntland ayaa goor dhaweyd gaaray Deegaanka Garacadd ee Gobalka Mudug sida uu ku soo waramayo Wariyeheena gobolka mudug.

Cabdi Xirsi Qarjab iyo wefdiga uu hogaaminayo ayaa lagu soo dhaweeyay degaankaa Garacad ee Gobalka Mudug,waxaana la filayaa iney kulama laqaataan maamulka deegaanka iyo saraakiisha ciidanka ee sugan Garacad.

Wefdiga Wasiirka Amniga Cabdi Xirsi Qarjab waxaa ku weheliya Wasiiro iyo Saraakiil uu ka mid yahay G. Siciid Dheere.

 

Wixii kusoo kordha kala soco www.Puntlandpost.com

 

 

The post Wasiirka Amniga Puntland Iyo Wefdi Uu Hogaaminayo Oo Gaaray Garacad appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>